Sarkaal ka tirsan Nabadsugidda Somalia oo lagu dilay Muqdisho
Muqdisho(SLPOST) Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Muqdisho ku toogtay Sarkaal ka tirsan Hay’adda nabadsugidda ee Dowladda Federaalka, iyada oo ay dhaawaceen mid kale. Sarkaal lagu...
Raysalwasarihii Liibiya Ee Bisha Hayay oo iscasilay kadib markii loo hanjabay
Liibiya(SLPOST)Raysalwasaarihii Kumeel Gaadhka ee dalka Liibiya Cabdullah Al Thinni ayaa xilka iska casilay kadib markii loo hanjabay isaga iyo reerkiisa. Raysalwasaaraha ayaa istiqaaladiisa shalay (Axad)...
DAAWO – Masrixiyadda HIIL BAAN U BAAHNAHAY oo ay Curisay Abwaan Yaasmiin M. Kaahin
Halkan ka daawo Masrixiyad cajiib ah oo la baxday HIIL BAAN U BAAHNAHAY oo ay Curisay Abwaan Yaasmiin Maxamed Kaahin oo lagu soo bandhigay...
Lama Marti Gelin – W/Q: Ceelaabe
Aroos Ayeynu Tegi doonaa Ayey saaxibadeed ku tidhi aan Garanaayo oo la igu Martiqaadey,Adiguna waad i Raaci doontaa oo Farxada Arooska waxaan ka Jecelahay...
“Xaasha.. Dhalinyarada Jaamacaddu Xabbad Ma Geyaan Dawladdu ha bixiso Kharashka Jaamacadda..” Guddoomiyaha Madasha Wadatashiga
Hargeysa(SLPOST) :- Guddoomiyaha Madasha Wadatashiga Somaliland, Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa ka hadlay Mudaharaadkii ardayda Jaamacadda Hargeysa, kuwaasi oo boolisku xidheen, ka dib rasaas...
DHEGAYSO: Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo sababaysay Lacag Kordhin lagu sameeyey ardayda Jaamacadda Hargeysa oo maanta mudaraad sameeyey
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa ka hadashay mudaraad ay maanta dhigeen Ardayda Jaamacadda Hargeysa oo cabasho...
Magacyada Shaqaale ka tirsan Radio Hargeysa oo Cabasho ka muujiyey Caddaalad-darro ay ka tirsanayaan Wasiirka Warfaafinta iyo Agaasimaha Guud
Hargeysa (SLpost))- Shaqaale ka hawlgala Waaxda Idaacadda Radio Hargeysa ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, ayaa cabasho ka muuqjiyey caddaalad-darro iyo sinnaan la’aan ay sheegeen inay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

