HomeWararkii ugu Danbeeyay ee Xaaladda Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan ee lagu Dhaawacay...

Wararkii ugu Danbeeyay ee Xaaladda Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan ee lagu Dhaawacay Maanta Magaaladda Burco

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Burco(SLPOST):- Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan  oo ka mid ah Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa hadda lagu Daweyna Cisbitaalka Guud ee magaaldda Burco, kadib markii jidhkiisa lagu dhuftay Sideed tooriyood oo ku kala dhacday qaybaha kala duwan jirkiisa.

jaamac Xasan Aadan

Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan ayaa duhurnimadii maanta isagoo fadhiya meher ganacsi horteeda, ayaa nin sita midida loo yaqaan Tooreyda  oo maqiiqani oo xildhibaanka oo goobtaasi fadhiya si badheedha ula dhacay Mindida, wuxuuna gaadhsiiyey sideed dhaawaca oo kala duwan.

Xildhibaanka ayaa isla markiiba loola cararay cisbitaalka guud ee magaaladda Burco, halkaaso lagu dawaynaayo, sidoo kale ninkii falkan gaystay ayaa gacanta lagu dhigay oo hadda ku xidhan Saldhiga dhexe ee magaaladda Burco.

Ila hadda lama garanaayo sababta ninkani uu xildhibaanka u weeraray ee ugu gaystay dhaawacyadda intaasi le’eeg.

Xaaladda Caafimaadka ee Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan ayaa la sheegaya inay ka soo raynayso.

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories