HomeMudaaharaad Rabshado Wata Oo Ka Dhacay Italy

Mudaaharaad Rabshado Wata Oo Ka Dhacay Italy

Date:

Related stories

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

Hargeysa (SLPOST) Magaalada Rome ee Caasimada dalka Talyaaniga ayey shalay (Sabti) ka dhaceen banaanbaxyo rabshado wata oo ay dad ku dhaawacmeen.

Rome_protests_

 Banaanbaxa ayaa looga soo horjeeday qorshaha sicir bararka ka jira dalkaasi Talyaaniga gaar ahaan sare u kaca ku yimid kirooyinka guryaha iyo shaqo la’aanta. Waxayna sidoo kale dadkan kasoo horjeedeen qorshaha cusub ee xukuumada Raysalwasaare Matteo Ranzi ee awooda u siinaya shirkadaha inay si fudud ku ruqseyn karaan shaqaalahooda.

Dad gaadhaya 15.000 qof ayaa ka qeyb qaatay banaanbaxa oo markii danbe rabshado isku bedalay, booliiska ayaa sheegay in ay xidheen lix kamid ah abaanduulayaashii banaanbaxa hogaaminayey, waxaa sidoo kale jira dad badan oo ku dhaawacmay iska horimaadka dhexmaray ciidamada booliiska, hal qof ayaa la sheegay in xaaladiisa culustahay kadib markii ay ku qaraxday baaruud uu doonayey inuu ku tuuro ciidamada.

Dalka Talyaaniga ayey ka jirtaa shaqo la’aan baahsan waana caqabadaha ugu waaweyn ee horyaal Raysalwasaaraha 39 jirka ah, Matteo Ranzi iyo xukuumadiisa.

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories