Monthly Archives: March, 2014

spot_imgspot_img

Boqortooyada Sucuudiga oo dalbaday in Albaabada loo laabo telefishanka Al-jazeera iyo jawaabta dalka Qatar ka bixiyey

Dubai (SLpost)- Dalka  Boqortooyada Sacuudiga ayaa la sheegay inuu ka dalbaday dalka Qatar inay xidhaan telefishanka  Al Jazeera iyo laba hay’adood oo cilmi-baadhis qaabilsan...

Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisa oo caawa u hoyday Dhulkii Awoowyaasha, Berri-na Ceerigaabo ku beegan

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Weftiga uu hoggaaminayo, ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, isla...

Mr Gury, Mr Dahir and the Radio

When Abdi Deeqsi ( Abdi Sinimo)  had his truck broke down in the middle of the Giriyad desert , near Zeila, he could have...

Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyay Ergooyinka Shirweynaha Golaha Dhexe

Hargeysa(SLPOST):-Guddida Fulinta Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE, ayaa maanta Ansixisay sagaal boqol iyo afartan iyo hal xubnood oo noqon doona xubnaha Golaha Dhexe ee...

Taariikhda Raadhyow Hargaysa iyo Agaasime-Waaxeedyadii Soo Maray – W/Q: Cali Cabdi Coomay

Idaacadda Radhyow Hargays, oo magaceedii hore ahaa Radhyow KUDU. Erayga KUDU waa goodirka. Waxay ahayd idaacaddii ugu horaysay ee Af-soomali ku hadasha adduunka. Sannadkii...

Radio Hilaac: Idaacad ku soo Biirtay Maqal-baahiyeyaasha Ku Hadla Afka Soomaaliga

Hargeysa (SLpost)- Idaacadda Radio Hillaac oo xarunteedu tahay magaalada Helsinki ee dalka Finland, ayaa caawa si toos ah u bilowday baahinteeda rasmiga ah, ka...

Afhayeenka Xarakadda Al-Shabaab Oo Beeniyay In La Dilay

Somalia (slpost)Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) cali dheere ayaa beeniyay inuu ku geeriyooday duqeyn diyaaradaha dagaalka Kenya ee ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img