HomeMadaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisa oo caawa u hoyday Dhulkii Awoowyaasha, Berri-na Ceerigaabo...

Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisa oo caawa u hoyday Dhulkii Awoowyaasha, Berri-na Ceerigaabo ku beegan

Date:

Related stories

Somaliland Education Ministry Faces Questions Over Proposed 4.6% Deduction From Secondary School Fees

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Ministry of Education and Science...

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Weftiga uu hoggaaminayo, ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, isla markaana socod ay dhinaca Xeebta ah ayey ku sii mareen deegaanno kala duwan, waxaanu caawa u hoyday dhulkii Awoowyaasha oo ah deegaanka Maydh ee gobolka Sanaag.

IMG_1626Madaxweynuhu intii uu safarkiisa Xeebta ku sii jiray maanta waxa uu dhagax-dhigay Xarun Ciidammada ilaalada Xeebaha Somaliland looga yagleelayo deegaanka Ceel-daraad oo u dhaxaysa Karin iyo Maydh, halkaasoo sida la sheegay la filayo in dhawaan dhismeheeda la bilaabi doono haddii Eebbe idmo.

Waxay Madaxweynaha iyo Weftigiisu caawa u hoydeen magaalada Maydh oo ka tirsan gobolka Sanaag, halkaasoo ay ku aasan yihiin Culimo badan oo ay ka mid yihiin Sheekh Isaxaaq, Sheekh Samaroon iyo Sheekhyo badan oo kale oo ka mid ah Culimada ay inta badan dadka Somaliland iyo meelo kaleba degaa ka tafiirmeen.

Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisa, ayaa Axadda Berri ku beegan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, halkaasoo ay kaga sii horreeyeen Gaadiidka dhismaha Waddada Ceerigaabo iyo Burco isku xidhaysa oo Sabtidii shalay gaadhay magaaladaas, isaga oo Madaxweynuhu goob-joog ka noqon doona bilawga dhismaha Jidkaaas oo uu sannadkii hore dhagax-dhigay.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories