Gabadh Dhalinyaro ah oo Nolosha isku gubtay kadib markii ay ka cadhootay Ragg Hore Ukufsadday Oo Xabsiga Laga Siidaayay
Pakistaan(SLPOST)Gabadh 18- jir ah u dhalatay Dalka Pakistan ayaa isku gubtay Afaafka Hore Saldhig Booliis oo kuyaala Degmada Muzaffargarh ee Gobolka Punjab ,kadib markii...
Ruushka iyo Maraykanka oo isku afgaran waayay arrinta gobolka Crimea ee dalka Ukraine
London(Slpost)Kulan ay yeesheen Wasiirada arrimaha dibadda ee Maraykanka iyo Ruushka oo ka dhacay magaalada London ayaa kusoo dhamaaday natiijo la’aan, iyadoo kulanka uu ku...
Ma inagaa iska damaashaadna 18 May, mise aduunweynaha ayaynu ka iibinaa qadiyadeena, iyo sidii ay si nabadgelyo ah ugu dhici lahayd?!
Runtii 23kii sano ee ka soo wareegtey xornimadii Somaliland waxay isaga badnayd damaashaad iyo is xasuusin ku saabsan gooni isu taageena iyo inaynu la...
Wasiir Xirsi Oo Sheegay In Socdaalka Madaxweynuhu Yahay Fariin
Berbera(SLPOST):- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa markii ugu horreysay maanta faahfaahin ka bixiye ujeeddada Safarka Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisu ku...
Qarax Ismiidaamin oo ka dhacay Hotelka Makka Al-Mukarama ee Muqdisho
Muqdisho(Slpost)Gaadhi laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxay dhabarka dambe ee Hotelka Makka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho. Wararka laga helaayo dad goobjoogeyaal ayaa sheegaaya...
Maraykanka oo malaayin doolar dul dhigay Saddex xubnood ka tirsan al-Shabaab
USA(SLPOST)Qoraal kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in cidda soo sheegta meesha ay joogaan la siin doono abaalmarin lacageed oo...
Dad Dan-yara oo ka cawday Wasiirka Duulista oo ay sheegeen iuu Xoog iyo Ciidan kaga rarayo dhul ay degganaayeen illaa 1950-kii
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa amar ku bixiyey in guryohooda xoog lagaga raro dad dan-yar...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

