Monthly Archives: March, 2014

spot_imgspot_img

DHEGAYSO: Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dawladaha Hoose ee Dalka oo ka Heshiiyey Khilaaf soo Kala-dhexgalay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda hawlaha guud, guryeynta iyo gaadiidka Somaliland iyo Maayerka Caasimadda Hargeysa, ayaa sheegay inay si rasmi ah u soo afjareen khilaaf...

Argagax Ayey Nagu Noqotay Imaatinka Madaxweyne Siilaanyo ee Laasqoray” Wasiirka Maamul G/Puntland C/wali Xirsi

Garoowe (SLPOST) C/wali Xirsi Indha guran wasiirka wasaarada Warfaafinta Puntland ayaa ka hadlay manta tagitaankii madaxweyne siilaanyo degmadda laasqoray, Wasiirku waxay uu ku tilmaamay falkaasi...

Puntland oo ka hadashay lacagta Maraykanku dul-dhigay Yaasiin kilwe iyo xubno kale oo ka tirsan Al-shabaab

Garoowe(SLPOST)Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka hadalay lacag dhowr milyan oo dollar ah oo la dul-dhigay saddex sarkaal oo ka tirsan ururka Al-shabaab, kuwaas oo...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Dhagax Dhigay Waddada Geeldoora Iyo Dekedda Laasqorey

Ceerigaabo(SLPOST)Madaxweyne Siilaanyo Iyo Weftigiisa Oo Subaxnimadii hore ee Saaka ku waabberiistey Degmada Laasqoray Ee Xeebta Waqooyi-bari Gobolka Sanaag ayaa waxa halkaas si weyn loogu...

Maaryirka Saylac Xaaskiisa Oo Tooriyeysay Gabadh Askariyad ah Dhaawac Halis Ahna Gaadh Siisay

Salel(SLPOS) Boliiska Saylac ayaa xabsiga u taxaabay xaaska Maayarka Saylac, taasoo tooray la dhacday gabadh askariyad ah oo ka tirsan Booliiska Saylac taasoo ay...

Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec oo Aas Qaran loogu sameeyey Magaalada Muqdisho iyo Xukuumadda Somaliland oo ku guul-darraysatay inay Fuliso dar-daaran uu Marxuumku ehelladiisa kaga...

Muqdisho (SLpost)- Allaha u naxariistee waxa maanta gelinkii hore magaalada Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyey  Marxuum Maxamed Suleyman Tubeec oo Meydkiisa saaka laga soo...

Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo ku Waaberiistay magaalada Laasqoray ee gobolka Sanaag

Laasqoray (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaadinayey, ayaa saaka subaxnimadii hore ku waaberiistay magaalo-xeebeedda Lasqoray ee gobolka Sanaag. Madaxweyne...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img