HomeMadaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo ku Waaberiistay magaalada Laasqoray ee...

Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo ku Waaberiistay magaalada Laasqoray ee gobolka Sanaag

Date:

Related stories

Somaliland Education Ministry Faces Questions Over Proposed 4.6% Deduction From Secondary School Fees

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Ministry of Education and Science...

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Laasqoray (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaadinayey, ayaa saaka subaxnimadii hore ku waaberiistay magaalo-xeebeedda Lasqoray ee gobolka Sanaag.

Madaxweyne Siilaanyo iyo weftiga uu hoggaaminayo oo shalay socdaal kaga baxay magaalada Berbera, ayaa sii maray deegaamo ku teedsan xeebaha gobollada Saaxil iyo Sanaag, waxaanu xalay ku hoyday magaalada Qadiimiga ah ee Maydh oo ay ku Duugan yihiin Culimo si weyn looga yaqaano dhulka Soomaalida.

Madaxweynaha Somaliland iyo weftiga la socda oo markii hore lagu waday inay maanta u amba-baxaan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa mar kaliya ku waaberiistay degmada Laasqoray, waxaanay amakaag iyo layaab ku noqotay dadka deegaanka Laasqoray weftiga oo aanay meesha ka filayn.

Socdaalka Madaxweynaha Somaliland ku gaadhay degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag, ayaa noqonaya markii u horreysay oo madaxweyne Somaliland ahi socdaal ku gaadho deegaamadaas.

La soco Wixii Warar ka soo Kordha……

SOMALILANDPOST.NET

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories