Barnaamijka Xog-jacayl: Waa Maxay Jacaylka Runta ahi? Daawo Khubaro Si hufan u sharraxaysa Jacaylka
Hargeysa (SLpost)- Abwaaniin, Fannaaniin, Suxufiyiin, Aqoonyahaniin iyo dadweyne kale oo tiro badan oo si gaar ah loo soo xulay, ayaa markii ugu horreysay laga...
Shacabka iyo Ganacsatada LAASQORAY oo mudaharaad Cuno-qabatayn ah kala hor tagay Wefti Puntland ah oo magaaladaas Gaadhay
Laasqoray (SLpost)- Shacabka ku dhaqan magaalada Laasqoray ee Bariga gobolka Sanaag, ayaa mudaharaad cuna-qabatayn ah ku sameeyey Wasiirro iyo saraakiil ka tirsan maamul-goboleedka Puntland...
HARGEYSA: Masuul hore uga tirsanaan jiray Dawladda Hoose oo Caawa ka Badbaadiyey isku-day Dil lala beegsaday
Hargeysa (SLpost)- Dabley hubaysan oo aan haybtooda la garanayn, ayaa caawa gurigiisa ku weerartay Agaasimihii hor ee Waaxda Qorsheynta Dawladda Hoose ee magaalada Hargeysa...
Orodyahanka Caanka ah ee MO Faarax oo Xaalad Halis ah Galay (SAWIRRO)
New York (SLpost)- Oradyahanka caanka ah ee Somaliyeed Maxamed Faarax, balse lagu naaneyso (MO Farah), una orda dalka Britain, ayaa maanta galay xaalad deg...
Golaha Wakiillada oo Markii u horreysay Xafiis-hoosaadyo ka Furanaya Gobollada Dalka wakhti muddo-xileedkoodu gabaabsi yahay
Boorama (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa markii u horreysay muddada Rubuc Qarniga ah ee dalku jiray xafiisyo ka furanaya caasimadaha gobollada dalka. Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka joogtada...
HANAQAAD: Socdaalka Madaxweynaha ee Gobollada Dalka
1. HORDHAC: Gudaha iyo dibeddaba, aad baa loogu riyaaqay Socdaalka“Hanaqaad” ee Madaxweynaha Jam.Somaliland iyo wefdigiisu ay ku marayaan Gobollada Dalka, Galbeed ilaa Bari. M/weynaha iyo...
DHEGAYSO/DAAWO: Khudbad Madaxweyne Siilaanyo ka Jeediyey degmada Laasqoray iyo Soo-dhawayn ballaadhan oo Shacabku ku qaabileen
Laasqoray (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey ee maalmahanba socdaalka ku maraayey Gobollada dalka, ayaa saaka subaxnimadii gaadhay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

