HomeMadaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Dhagax Dhigay Waddada Geeldoora Iyo Dekedda Laasqorey

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Dhagax Dhigay Waddada Geeldoora Iyo Dekedda Laasqorey

Date:

Related stories

Somaliland Education Ministry Faces Questions Over Proposed 4.6% Deduction From Secondary School Fees

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Ministry of Education and Science...

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Ceerigaabo(SLPOST)Madaxweyne Siilaanyo Iyo Weftigiisa Oo Subaxnimadii hore ee Saaka ku waabberiistey Degmada Laasqoray Ee Xeebta Waqooyi-bari Gobolka Sanaag ayaa waxa halkaas si weyn loogu soo dhoweeyey Madaxweynaha iyo weftigiisan.

IMG_03481-216x125

Madaxweynaha ayaa booqday Iskuulka Degmadan iyo weliba goobaha wershedaha ee Ceel-macaan oo iyadu 15-km jahada bari ka xigta magaalada Laasqoray Masaafada socodka madaxweynahana ka dhigaysa 150-km oo jahada bari ay uga keceen magaalada Maydh. Sidoo kalena waxay weftigu intii ay ku sugnaayeen gudaha Laasqoray la kulmeen bulshada halkaas ku dhaqan. Iyadoo madaxweynuhu dhagax dhigay dhismaha Dekedda magaalada Laasqoray iyo Waddada Geeldoora ee u dhexaysa Laasqoray iyo Badhan Halka wasiirradii weheliyeyna mid kastaaba ballan qaaday inuu wax ka qabanayo baahiyaadka kale ee degmadaas wixii isaga ka quseeya, waxana Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisani goor dhoweyd dib ugu soo ambabexeen dhinaca magaalada Maydh oo ay saaka waabberigii hore uga jarmaadeen dhinaca Degmada Laasqoray halkaas oo ay qadada maanta ku leeyihiin.

Ilaa hadda Lama oga madaxweynaha iyo weftigiisu inay caawa u hoyan doonaan magaalada Maydh iyo inay uga soo galab-carraabi doonaan dhinaca magaalada Ceerigaabo.

Waxana xusuus mudan in ay tahay markii ugu horraysey ee Madaxweyne Somaliland gaadho gudaha magaalada Laasqoray iyadoo ay gebi ahaanba madaxweyne halkaas tegey ugu danbaysey 1964 xilligii dawladdii Madaxweynaha ka ahaa C/ashiid Cali Sharma’arke Ra’iisal-wasaarahana uu ka ahaa Maxamed Ibraahin Cigaal.

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somalilamd

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories