HomeArgagax Ayey Nagu Noqotay Imaatinka Madaxweyne Siilaanyo ee Laasqoray” Wasiirka Maamul...

Argagax Ayey Nagu Noqotay Imaatinka Madaxweyne Siilaanyo ee Laasqoray” Wasiirka Maamul G/Puntland C/wali Xirsi

Date:

Related stories

Somaliland Education Ministry Faces Questions Over Proposed 4.6% Deduction From Secondary School Fees

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Ministry of Education and Science...

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Garoowe (SLPOST) C/wali Xirsi Indha guran wasiirka wasaarada Warfaafinta Puntland ayaa ka hadlay manta tagitaankii madaxweyne siilaanyo degmadda laasqoray,

DSCN9824-348x180

Wasiirku waxay uu ku tilmaamay falkaasi in uu yahay mid daan daansi ah laguna abuurayo colaad sokeeyo.wasiirka hadlkiisa waxa uu ku bilaabay

“Ilaa dhowr iyo tobankii sannadood ee ay Puntland Jirtay Laasaqoray waxay ka mid aheyd Puntland, markii aan maqalnay arintaas waxay nagu noqotay Argagax, Runtiina waxan u arkeynaa khalad iyo Xadgudub iyo Colaad Aburis” sidaasi waxaa yidhi Wasiirka Warfaafinta Puntland.

Wasiir indha guran ayaa tilmaamay in waxyaabaha ay la yaabeen lana arga gexeen ay tahay in Laasa qoray oo ku sii jirta gudaha Puntland aan marna la fileyn booqashada xadgudubka ah ee uu ninkii ugu sareeyay  Soomaaliland uu ku yimaado deegaankaas.

“Laasa qoray ma aheyn meel hada ka hor la isku qabtay oo lagu murmay, waxaa jirtay deegaano kale oo lagu dooday, laakin laasaqoray kuma jirin, laasa qoray waxay aheyd meel nabad iyo degenaansho ka jirto Puntlandna hoos timaada” Sidaasi waxaa yidhi markale wasiir indhaguran.

Dhinaca kale wafdi ka socda Puntland oo isugu jira wasiiro iyo Maamulka gobolka Sanaag waa sidda ay sheegeen nimankaa ayaa maanta tagay Magaalada Laasaqoray.

Wasiiru dowlaha Dekedaha iyo gudoomiyaha gobolka Sanaag ee Puntland ayaa ka mid ah wafdiga tagay laasaqoray

Kuwaas oo dadka ku booriyay in ay dhinac ugu wada soo jeestaan iyaga oo isku duuban in dhinac looga soo waddo jeesto wixii amniga wax udhimaya colaad sokeeyana abuuraya .

Dhanka kale wali wax war ah ka soo bixin masuuliyiinta uqaabilsan Somaliland gobolkaa sanaag bari ee somaliland.

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories