Muqdisho: Dumar La Nool Xanuun Sidaha HIV- AIDS-ka Oo La Shaqaaleysiiyey
Muqdisho (SLPOST) – Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadamaha ee Soomaaliya, Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa qaaday talaabo dhiirigalin u ah dadka la...
Diyaaradaha Pakistaan oo duqeeyey xarumaha Taliban
Pakistaan(SLpost)Diyaaradaha dagaalka ee dowlada Pakistaan ayaa duqeymo xoogleh la beegsaday gobalada waqooyiga Wasiristaan. Goobaha la duqeeyey ayey ku jiraan xarumo ay kooxda Talibanka tababar ku...
Shir loo Qabtay Shirado ka kala Socda Adduunka oo ku Tartamaya Qandaraaska Mashruuca biyo-ballaadhinta Hargaysa
Hargeysa (SLpost)-Wakiillo ka kala socda 40 shirkado caalami ah oo ka kala yimi guud ahaan qaaradaha adduunka oo dhan si ay ugu tartamaan qandaraaska...
Dowlada Ukraine oo codsatay gar-gaar dhaqaale oo deg deg ah!
Ukraine(SLPOST)Dowlada Kumeelgaarka ee dalkaasi Ukraine ayaa codsatay in si deg degleh loola soo gaaro dhaqaalo xoogleh si loo badbaadiyo wadankaasi. Dowlada Ukraine ayaa horey u...
Guurtidda 9-Xubnood Oo Guddi ah U Saartay Dilkii Taliyaihii Booliska Degmada Xaaji Saalax
Haragasay(SLPOST):-Golaga Guurtida Somaliland,ayaa guddi u saaray dilkii toogashada ahaa ee lagu dilay Taliyihii booliska ee degmada Xaaji Saalax ee gobolka Daadmadheedh Hurre Sahal. Gudoomiyaha Golaha...
Dharaaro Xusuustood – Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 21aad
Gabdhaha iyo Ragga Soomaaliyeed ee warbaahinta dunidu ay wax ka qortay kala mudanaa, oo kala duwanaa. Bal hadda dhaayahaaga la kaasho. Wax ma ku...
Aragtida Madaxweyne Siilaanyo ee muddo-kordhinta – FAAQIDAADDA Boobe Yuusuf Ducaale
Waxba yaynaan araar tiigsan. Waqtigeedba ma joogno. Maalinba ta ay keenaan tii hore ka daran. Wax rasmiya ma haynno laakiin, Hadal-haynta Maalmahan ayaa qudheedu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

