HomeWasaaradda Amaanka Gudaha Maraykanka oo fadeexad kala Kulantay Boqolaal Soomaali ah oo...

Wasaaradda Amaanka Gudaha Maraykanka oo fadeexad kala Kulantay Boqolaal Soomaali ah oo la raadinayo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Texas (SLpost)- Fadeexad ku saabsan boqolaal Soomaali sharcidaro ku galay Maraykanka ayaa la sheegay inay qabsatay Wasaarada Amaanka Gudaha dalka oo hore u beenisay jiritaanka warkaa, ka dib markii la helay caddeymo xaqiijinaya.

Michael McCaul oo ah Xildhibaan xisbiga Dimoqraadiga lagana soo doorto ka tirsan gobolka Texas ayaa cadeeyey jiritaanka 300 sharcidaro ku galay dalka Maraykanka, balse raaciyey inaan war loo hayn meelaha ay ku sugan yihiin, “Ilaa maanta xog lagama hayo meesha 300 soomaalida sharci darada ku soo galay Maraykanku joogaan. Laakiin waan la soconaa inay joogaan dalka.

MaraykanXogo uu baahiyey Top Right News, ayaa lagu sheegay in usbuucii hore ayaa telefishan gudaha ah helay qoraalo ciidanka ilaalada xuduudka Maraykanku qoreen oo tilmaamaya inay jiraan boqolaal Soomaali argagxiso looga shakisan yahay oo sharcidaro kaga soo talaabay xuduudka Maraykanku la leeyahay dalka Mexico.

Caddeymaha ayaa wejigabax ku noqday beenintii hore Wasaarada Amaanka Gudaha Maraykanku uga jawaabtay jiritaanka wararkaa, iyo ogaanshaha goobaha rasmi ahaan dadkaasi wakhtigan ka joogaan dalka Maraykanka.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories