Xukuumadda Jabuuti oo cabsi Xooggan ka muujisay Khasaare kaga yimaad Al-Shabaab, kana hadashay Qaabka lagu soo Gunaanadi karo La-dagaalankooda
Jabuuti (SLpost)- Dawladda Jabuuti ee uu gadh-wadeenka ka yahay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si faahfaahsan uga hadashay mawqifkooda ku aaddan saamaynta Kooxda Al-Shabaab...
Madaxweynaha Kenya oo ku Hanjabay in aanu u Dul-qaadan Doonin in Xag-jirnimada laga abaabulo Goobaha Lagu Cibaadaysto
Nairobi (SLpost)- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuro Kenyatta, ayaa ku dhawaaqay in aanay dawladdiisu u dulqaadan doonin in goobaha lagu cibaadaysto noqdaan xarumo maskaxda lagaga...
Dawladda Itoobiya oo Diyaarado u Soo diraysa Somaliland
Addis Ababa (SLpost)- Xukuumada Itoobiya ayaa shaacisay inay u soo dirayso Somaliland diyaaradaha loo adeegsado la-dagaalanka Ayaxa oo si baahsan ugu fiday deegaamo ka...
Mac-hadka Faafinta Islaamka oo Kulan-diimeed u qabtay Wax-garadka degmada Baligubadle
Balligubadle (SLpost)- Mac-hadka Faafinta Islaamka ee ka hawgala Somaliland, ayaa kulan-diimeed wacyi-gelin ah u qabtay Waxgaradka ku dhaqan Magaalada Balligubadle ee xarunta Gobolka Hawd. Kulan...
DHEGAYSO: Madaxweyne Siilaanyo oo mar kale U Hanjabay siyaasiyiinta Mucaaradka ee ku hawlan Qaban-qaabada Doodda Qaran
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo todobaadyadii u dambeeyey safar dibadeed ku maqnaa, ayaa maanta ku soo laabtay dalka. Madaxweyne Axmed...
DHEGAYSO: Guddoomiye Cirro oo ka Hadlay Sababtii Dib loogu Dhigay Fadhigii Golaha Ee Maanta, Mooshinno Xukuumaddu Wadato, Shacabkana ugu baaqay Feejignaan
"Shirka maanta waxaanu dib ugu dhignay codsi ka yimi Golaha Guurtida; odayaasha oo uu hoggaaminayo ku-simaha guddoomiyaha ahna guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Guurtida, ayaa...
Daawo – Wasiirka Tamarta iyo Macdanta oo Khudbad ka jeediyey Shirweynaha Maal-gashiga Macdanta ee Qaaradda Afrika
Cape Town (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland, ayaa khudbad ka jeediyey Shirweynaha 20aad ee Maal-gashiga Macdanta Qaaradda Afrika (20th African Mining INDABA)...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

