Taageerayaasha Xisbiga Waddani oo mudaharaad laga soo horjeedo Xukuumadda Siilaanyo ka sameeyey Xaafado ka mid ah Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Dhalinyaro gadoodsan oo u badan taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa caawa muddaharaad kooban ka sameeyey Xaafadda New Hargeysa, Degmada Gacan-libaax...
Hoggaanka Dalka Hanashadiisu Hab loo maray leedahay (Qayb.2-aad)
Ummadda karaamada leh ee Jam. Somaliland waxay doonayaan in Hoggaamiyaha Berrito ee dan ummadeed iyo Maslaxad Qaran wadaa uu noqdo mid garan kara culayska uu leeyahay Xilka uu bulshada u hayo, isla markaana qiyaasi kara saamaynta ay hadalladiisa iyo doodihiisu ku yeelan karaan bulshada uu rabo inuu hoggaamiyo ee uu Xisbigiisa codka uga doonayo. Ummadda Qiimaha leh ee Jam. Somaliland waxay doonayaan in Hoggaamiyaha Berrito uu noqdo dulqaataha, addeecaha danta Qaranka iyo u adeegaha ummadda ee Maanta.
Madaxweyne Siilaanyo iyo Guddoomiye Cirro oo Aragtiyo is-khilaafsan ka Bixiyey Daruuraha siyaasadeed ee Dul-hoganaya Golaha Wakiillada
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa aragtiyo khilaafsan ka bixiyey murannada...
Safiirka Maraykanka u fadhiya dalka Sudan oo Xilkiisa ku Waayey Diinta Islaamka oo uu Qaatay
Khartum (SLpost)- Safiirkii dawlada Maraykanka u fadhiyey magaalada Kharduum ee dalka Sudan, ayaa la sheegay inuu iska casilay xilkuu hayey, ka dib markuu qaatay...
Qaramada Midoobay oo Madaxweynaha Somaliya ku Caddeysay Eedaymo Maraykanku u jeediyey oo uu Dafiray
Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qiray jiritaanka fadeexad wasiirkii hore maaliyada ku dalbaday saxeexa Gudoomiyahii hore Baanka dhexe, dhinaca kalena...
WAKIILLADA: Jewigii Fadhiga baaqday, Nuxurka Mooshinkii Qorshaysnaa iyo Is-casilaaddii Qarsoonayd ee Guddoomiye ku-xigeennada
Hargeysa (SLpost)- Fadhigii shalay ee Golaha Wakiillada Somaliland oo loo ballansanaa inay mudaneyaashu dood ka yeeshaan Xeer Baananka Ganacsiga oo golahaas yaala, ayaa u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

