HomeDawladda Itoobiya oo Diyaarado u Soo diraysa Somaliland

Dawladda Itoobiya oo Diyaarado u Soo diraysa Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Addis Ababa (SLpost)- Xukuumada Itoobiya ayaa shaacisay inay u soo dirayso Somaliland diyaaradaha loo adeegsado la-dagaalanka Ayaxa oo si baahsan ugu fiday deegaamo ka tirsan xeebaha Bariga iyo galbeedka dalka.

Xukuumadda Somaliland ayaa baaq qaylo-dhaan ah u dirtay dalka Itoobiya oo ay saldhig ku leeyihiin hay’ad qaabilsan ka-hortagga aafooyinka ay deegaan u geystaan cayayaannada uu Ayaxu ka mid yahay, iyada oo todobaadkii hore ay magaalada Hargeysa soo gaadheen khubaro u dhalatay dalalka Itoobiya, Masar iyo Talyaaniga.

MUUQAALSida lagu baahiyey wasaarada Arrimaha Dibedda Itoobiya, talaabadan ayaa lagu sheegay inay ka dambaysay codsi Wasiirka Beeraha Somaliand u jeediyey.

Qoraalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa lagu sheegay in diyaarado buufin doona Ayax lagu sheegay deegaamada ay ka mid yihiin Laasqoray, Saylac, Balli-dhiig, kuwaas oo la filayo inay ka yimaadaan magaalada Diri-dhaba ee Itoobiya.

Talaabda Itoobiya ayaa noqon doonta jawaabta qeylo-dhaan xukuumada Somaliland u jeedisay caalamka inay ka caawiyaan ka hortagga Aafo dabiici ah oo ka dhalata Ayax ku hansaday deegaamo badan oo dalka ah.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories