Monthly Archives: February, 2014

spot_imgspot_img

Guddoomiye Cirro oo ka digay cawaaqib-xumo ka dhalan karta Mooshin Xukuumaddu ka dhex abaabulayso Golaha Wakiillada

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo maanta ka soo laabtay safar gaaban oo uu ku tagay Dalka itoobiya,...

Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland oo Ammaankiisa ku Aamini Waayey Muqdisho, Ciidamo Gaar ah oo ay Isku-beel yihiinna Garoowe ka sii kaxaystay (SAWIRRO)

Muqdisho (SLpost)- Madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland ee Somaliya Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) oo maanta isagoo hoggaaminaya wefti balaadhan  ka degay magaalada Muqdisho, ayaa waxa diyuuraddii...

“DFID waxay ka taageertay Somaliland abuuritaanka 23 kun oo shaqooyin rasmi ah iyo 105,000 shaqooyin maalinle ah oo…”

London (SLpost)- Xukuumada Somaliland ayaa qirtay jiritaanka taakulo dhaqaale oo loogu talo-galay in dalka laga hirgeliyo shaqo-abuur loogu talo-galay dhalinyarada dalka, kaas oo qayb...

Investigating Genocide in Somaliland

Hargeisa, Somaliland - Frankincense wafts through the air of a quiet building on the outskirts of Hargeisa, in the self-declared republic of Somaliland. It...

Itoobiya oo Qorshaynaysa inay Quwadda Korontadeeda u dhoofiso Waddamada Bariga Dhexe

Addis Ababa (SLpost)- Dalka Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday inay ku hawlan yihiin qorshe ay ugu iib-geynayaan Quwadda korontada ay soo saaraan biyo-xidheennadoodu waddamo...

DAAWO: Ciidamada Badda ee Talyaaniga oo 24-kii Saac ee u dambeeyey Badbaadiyey Muhaajiriin tiro badan oo Soomaali ku jirto

Rome (SLpost)- Ciidamada Badda ee Talyaaniga, ayaa badbaadiyey 1,123 muhaajiriin ah oo la kala socday Siddeed doonyood oo ka goostay Xeebaha Woqooyiga Qaaradda Afrika. Tahriibayaasha...

Dharaaro Xusuustood – Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 18aad

Waxyi iguma soo dego Haddana wax ima seegaanee Maxamed cabdiraxmaan lugooyo Muddo hadda laga joogo 56 sanno oo ku beegnayd January 1958, ayaan fasalka kowaad ee Dugsiga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img