HADAL-HAYNTA MAALMAHAN : La-ye waa subag Idaad, sanka waxay ka keeneen – W/Q: Boobe Y. Ducaale
Ilaahay ayaa mahadda leh. Abaal aan duugoobinna waxaanu u haynaa Golaha Guurtida, Odeyga Somaliland ee Xaaji Cabdikariim, Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee Guurtida iyo ergadii dhexdhexaadinta...
Habluhu Maxay Ragga ku Raacaan? – W/Q: Cali Cabdi Coomay
Gabadh kasta waxay xaq u leedahay inay doorato ninka ay doonto.Waana shay cadaalada ka fog in lagu khasbo cid aanay rabin. Gabdhuhu ama habluhu waxay...
Milicsiga Weedho Ay Madaxweyne Cigaal, Siilaanyo, Cirro iyo Hal-doorku Ku Gorfeeyeen Xaaji Cabdi Xuseen
Akdamiga Waxbarashada iyo Cilmi-baadhista ERA oo soo saaray diiwaanka SAMO-TALIS: Taariikhda Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf waxa uu bogaadin u dirayaa guddida guurtida, golaha wakiillada,...
“Cabdi-weli dawladdiisa iyo xuduudkiisa waannu soo dhowaynaynaa… Siilaanyo-na ku taageeri mayno” – Guddoomiyaha Waddani ee Sanaag
Ceerigaabo (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ee Gobolka Sanaag, Daadey Jaamac Xasan, ayaa sheegay inay soo dhawaynayaan Maamulka Cabdiweli-Gaas ee Puntland, isla markaana ay bulshada...
85-Jir Mucjisooyin Cajiib ah La Kulmay iyo Xog-warranka Dhibaatooyin Rabbaani Ah Oo Lagu Dul-furay
Baraagaha-Qol (SLpost)- Cid eersan maayo, umana nisbaynayo inay kula kaceen dhibaatooyin aar-goosi ama kuwo uu isagu gadaal kaga aarsan karo, hase-yeeshee, waxa uu la...
Agaasimihii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Qaxoontinimo Weydiistay Dalka Maraykanka
Virginia (SLpost)- Cali Maxamed Cali oo dacwad budhcad-badeednimo loogu haystay dalka Maraykanka lagu waayey, ayaa la sheegay inuu magan-galyo ka dalbaday dalkaa. Cali Maxamed Cali...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

