“Wey ku fashilmeen Al-Shabaab weerarkii ay ku soo qaadeen Madaxtooyada Soomaaliya…..”Wasiirka Amniga
Muqdisho(SLPOST)C/Kariin Xuseen Guuleed Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya ayaa ka hadlay weerarkii Al-Shabaab ku soo qaadeen xarunta madaxtooyada Soomaaliya oo ay ciidammada Qaranka ka hortageen...
Maxkamad ku taalla Congo oo xabsi daa’in ku xukuntay Nin British ah
Congo(SLPOST)Maxkamad ku taalla dalka Congo ayaa ku xukuntay xabsi daa’in nin haysta labo dhalasho oo ah Britain iyo Norway kadib markii uu dilay nin...
Wasiirka Khaarajiga oo caddeeyey muhiimadda Aqoonsiga Somaliland u Leeyahay Dalka Maraykanka
London (SLpost)- Wasiirka Khaarajiga Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis, ayaa tibaaxay in aqoonsi buuxa oo Maraykanku siiyo Somaliland ay horseedayso xoojinta amaankiisa, maadama dalkiisu...
Halkan Ka Dhegayso Wararka iyo Barnaamijyada RADIO HIRAD ee Todobaadkan
Akhristayaasha Mudan ee si tooska ah ugu xidhan shabakadda Somalilandpost iyo bulshada kale ee Afka Soomaaliga ku hadashaba, waxa aanu ugu bushaaraynaynaa in Maanta...
SALAL: Gobol Ka Arradan Dhamaan Adeegyad0a Bulshada iyo Dhismeyaasha Maamulka Dawladda – Weriye Axmed Macalin (Warbixin)
Gobolka Salal oo ka mid ahaa todobadii gobol ee uu magacaabay madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo guud ahaanba deegaamadda hoos yimaada gobolkaasi...
Haddii Puntland Ku Duusho Somaliland, Maxaa Diidaya in Somaliland Qabsato Garoowe? – W/Q: Ibrahim Hassan Gagale
Gobolka Puntland ee Somalia ayaa, sidii horeba caadada ugu ahayd, u hanqaltaagaya inuu qabsado gobolka Sanaag oo uu u arko gobol qiimo weyn leh...
Madaxweynaha Somaliland oo Shaaciyay Daahfurka Sanduuq Dhaqaale Oo Loogu talagalay Horumarinta Dhalinyarada iyo Xaddiga Qaadhaankii u horreeyey oo Md Siilaanyo ku aftaxday
Hargeysa (SLPOST)- Madaxweynaha Somailand Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaraadda Dhalinyarada Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland oo dhisme...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

