Monthly Archives: February, 2014

spot_imgspot_img

Qalabkii loogu Talo-galay wejiga 1aad ee Dhismaha Jidka Ceerigaabo oo soo Gaadhay (DAAWO SAWIRRO)

Kala-baydh (SLpost)- Waxa Maanta dalka soo gaadhay qalabkii loogu talo-galay wejiga koowaad ee dhismaha waddada Ceerigaabo, kaas oo ka soo degay dekedda magaalada Jabuuti...

“Shirguddoonka siddeeda sanno miiska wada fadhiyey oo xalaal iyo xaaraanba gacanta wax wada geliyey oo wax wada shirqoolay waqtigii Madaxweyne Rayaale goorma ayey is...

Dharaaro Xusuustood - Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 20aad Fariidnimadu ina ragaw Waa inay ku filaataaye Adaa ugu firoon uunka Waada kaga fogaateeye Fircoon halkuu gaadhay Baad afooda...

25 qof oo ku dhimatay Shaqaaqooyinka Kiev, Ukraine

Ukaine(SLPOST)Magaalada Kiev ee caasimada dalka Ukraine oo bilihii lasoo dhaafay ka socdeen banaanbaxyo, ayaa shalay waxaa ka dhacay iska horimaadkii ugu weynaa oo ay...

Dagaal Xoogle Oo Maanta Ka Qarxay Taleex Iyo Dad Barakacay

Taleex (SLpost) – Dagaal muddo labo saac ku dhow socdey ayaa saaka ka dhacay degmada Taleex ee gobolka Sool. Dagaalka oo ahaa mid culus, ayaa...

Madaxwayne Axmed Siilanyo oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Gudigii Guurtida Iyo Shirgudoonka Wakiilada Ee Soo Af Jaray Khilaafkii Golaha Wakiilada

Hargeysa(SLpost):-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Xubno Ka Mid Ah Golaha Guurtida...

Khilaafkii Golaha Wakiilada Oo La Soo AfJaray iyo Qodobo La Isla Qaatay

Hargeysa (SLPOST)  Ergaddii Golaha Guurtidda ee dhex-dhexaadinta ka wadday  Khilaafkii ka taagnaa Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa soo saaray Saddex Qodob oo xal u noqonayay...

25 qof oo ku dhimatay Shaqaaqooyinka Kiev, Ukraine

Ukraine(SLPOST)Magaalada Kiev ee caasimada dalka Ukraine oo bilihii lasoo dhaafay ka socdeen banaanbaxyo, ayaa shalay waxaa ka dhacay iska horimaadkii ugu weynaa oo ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img