HomeAgaasimihii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Qaxoontinimo Weydiistay Dalka Maraykanka

Agaasimihii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Qaxoontinimo Weydiistay Dalka Maraykanka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Virginia (SLpost)- Cali Maxamed Cali oo dacwad budhcad-badeednimo loogu haystay dalka Maraykanka lagu waayey, ayaa la sheegay inuu magan-galyo ka dalbaday dalkaa.

Cali Maxamed CaliCali Maxamed Cali oo hore u ahaan jiray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, ayaa badhtamaha sannadkii 2011 wakhti uu safar ku tagay dalka Maraykanka loo qabtay eedaymo la xidhiidha inuu qayb ka ahaa budhcad-badeed afduubtay Markab laga leeyahay dalka Denmark, iyada oo doorkii uu arrinkan ka qaatay lagu sheegay inuu ahaa Tarjumaan u dhexeeyay budhcad-badeedda iyo Ciddii Markabka iska lahayd.

Sida shalay lagu daabacay Wargeyska Front Page, ninkan lagu waayey eedahii loo haystay ee budhcad-badeednimo, ayaa la sheegay inay taasi u sahlayso inuu madaxbanaani uu waligii si madax-bannaan noolaado dalka Maraykanka.

Garyaqaanada Ellen segal Huvelle oo shaki la’aan la filayo inay bilowdo codsiga magangelyo-doonka ee Cali Maxamed, ayaa hore sidan oo kale ugu dooday eedeysane Murat Kurnaz oo ku guulaystay helitaanka degenaanshaha Maraykanka.

Todobaadyo ka hor uunbay ahayd markii Cali Maxamed uu ku siktay inuu wejaho xukun xabsi daa’in eedo loogu jeediay masuuliyadda afduub xeebaha dalka Yemen loogu geystay markab ganacsi sannadkii 2008, balse markiii dambe qaraar ka soo baxay maxkamaddaas lagu shaaciyey in wax dambi ah lagu waayay, waxaanu wakhtigan ku jiraa xarun lagu hayo dadka magangelyo-doonka ah oo ku taala gobolka Virginia ee Maraykanka, halkaas oo uu ku dalbanayo qaxootinimo uu dalka ku joogo.

Wargeyskan ayaa qoray in dembi la’aanta ninkan ee sahashay inuu madaxbanaani ku joogo dalka Maraykanka ay tilmaamayso halista ka soo waajahan eedaysanayaasha falalka argagxiso ee dacwadahoodu ka socdaan maxkamadaha Maraykanka.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories