Dawladda Turkey oo shaaciyey Mawqifkooda go’aamadii ka soo baxay wada-xaajoodka Somaliland iyo Soomaaliya
Ankara (SLpost)- Xukuumada Turkiga ayaa eray-bixin meeqaamkeedu dheeli-tiran yahay u adeegsatay qoraal saxaafadeed ay kaga hadleen natiijada ka soo baxday wada-xaajoodkii Somaliland iyo Soomaaliya...
Dharaaro Xusuustood – Qeybtii 16aad – Prof. Maxamed Siciid Gees
Waxyi iguma soo dego Haddana wax ima seegaane Maxamed Cabdiraxmaan (Lugooyo) Illaahay ha u naxariisto Maxamed Cabdiraxmaan Jaamac, Maxamed Axmed Cabdule iyo Cali Faarax Dhahar oo aan...
DURBA MIYAAD ILLOWDEEN: Qormada Todobaadlaha ah ee Boobe Yuusuf Ducaale iyo Nuxurkeeda Maanta
Waar hooy dadkaygow, Nin ku dagay markii hore, Oo ku diley markii xigay, Ka digtoonidiisay, Dooddani ku faraysaa. Maansadii Dir-sooc ee Ibraahin-gadhle, 6/4/1990kii, Jiidihii hore ee halgankii hubeysnaa, 23/1/2014ka, Hargeysa, cankaabo@hotmail.com,...
Kulankii ugu horeeyey ee Baarlamaanka Somaliland yeesho 22/2/1960-kii iyo Magacyada Xubnaha iyo Beelahooda – W/Q: Cali Cabdi Coomay
Baarlamaanka Somaliland waxa la doortay 17/2/1960-kii. 19/2/1960-kii ayey maxkamada sare dhaarisay xubnihii la soo doortay. Ka dib wuxuu kulan yeeshay 22/2/1960-kii. Kulankan ayaa ka...
Waxaynu U Soconaa WadDadii Halaagga – W/Q: C/Raxmaan C/Laahi (Wirdaani)
Dalkani waa dal khayraad badani ku duuganyahay, wuxuu leeyahay xeeb dheer, xoolo badana waa ay ku noolyihiin,dhirtiisu waa teel-teel, roobna wuu helaa sanadka dhexdiisa,...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Iclaamiyey Xilliga la bilaabayo bixinta Kaadhadhka Muwaadiniinta
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa muddeeyay xilliga ay bixinayaan kana bilaabayaan dalka oo dhan kaadhka dhalashada muwaadiniinta,...
Ninka Caynkaa yeelaa, Cali maaha – Prof Idiris Daaud Ali
Maalmahan aan soo dhaafnay waxaa si isdabajooga loo weerarayay oo waliba loogu cagajugleynayaa xildhibaan Cali sh.Ibrahim Aareye isagoo lagu eedaynayo inuu nabadgalyada waxyeellaynayo oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

