Monthly Archives: January, 2014

spot_imgspot_img

Milatariga Ethiopia oo si Rasmi ugu Biiray Hawl-gallada Xooggaga AMISOM ee Somalia

Addis Ababa (SLpost)- Milatariga Dawladda Itoobiya, ayaa si rasmi ah maanta ugu biiray Hawl-gallada ay Ciidamada AMISOM ka wadaag Gudaha dalkaasi Soomaaliya. War kasoo baxay...

Madaxtooyada Somaliya oo sheegtay in Ujeeddada Wada-hadallada u socda Somaliland ay yihiin Qaar labada Shacab laysugu soo dhawaynayo, kuna biyo-shuban doonaan Afti laga Qaado...

Muqdisho (SLpost)- Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow), ayaa shaaca ka qaaday in aakhirka wadahadallada u socda Somaliland iyo Soomaaliya ay ku...

Istanbul Communique’ II: A Resounding Victory for People & Government of Somaliland

Never before had it been so clearly stated in an international forum, in the presence of the leading world governments, such as the UK,...

Xukuumadda Somaliland oo Xaqiijisay Jiritaanka War Ka soo Baxay Shirkadda Diyaaradaha ee Air Arabia

Paris (SLpost)- Wasiirka Ganacsiga iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa sheegay in aanay ilaa hadda heshiis rasmiya kala saxeexan...

Wasaarada Kheyraadka Biyaha oo Somaliland oo shaacisay inay Ceel-biyood Biyo macaan leh ka heleen magaalooyinka Laas-caanood iyo Wadaamagoo’

Warbixinta Waxqabadkii Wasaarada kheyraadka Biyaha ee sannadkii 2013 Hargeysa (SLpost)- Wasaarada Kheyraadka Biyaha Somaliland  ayaa cadeeysay in baadhitaano ay dhowaan sameeyeen lagu ogaaday in magaalada...

MARAYKANKA: Xeer-beegti Go’aan ka soo saartay Dacwad loo haysto Masuul hore uga tirsanaan jiray Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

Washington (SLpost)- Mas’uul hore uga tirsanaa Xukuumaddii ugu horreysay ee madaxweyne Siilaanyo soo magacaabo ka dib Guushii doorashada ee Xisbiga Kulmiye, kaas oo Maxkamad...

‘Farqiga Taajirka & Faqiirka Ee Sida Weyn u Kala Fog Iyo Camal La’aanta Baahday, Waxay Khatar Ku yihiin Amniga Dunida’

WARBIXIN – Golaha Dhaqaalaha Aduunka “Dakhli korodhka dadka ee u kobcaya sida aan loo sinayni waa khatarta ugu weyn ee ay  dunidu wajahi karto tobanka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img