Suldaan Adan Faarax oo Xukuumadda ugu Baaqay inay Dhakhtar-dibadeed u dirto dadkii ku Wax-yeeloobey ShaqaaqadiiHargeysa
Hargeysa (SLpost)- Suldan Adan Faarax oo ka mida Madax-dhaqameedka Caasimadda, ayaa xukuumadda Kulmiye ugu baaqay in dadkii ku dhaawacmay ee xabadda nool loo adeegsaday...
Raage Oomaar oo Ka tagay Al-Jazeera, kuna Biiray Telefishan kale oo Caan ah
Rageh Oomar waxa magaciisa iyo xirfaddiisa wariye-nimo soo shaac-baxday isla markaana uu sumcad ballaadhan ku helay Duullaankii Maraykanka iyo Xulafadiisu ku qaadeen dalka Ciraaq sannadkii 2003-kii oo isaga oo ka hawl-gala Telefishanka BBC uu wararka ka soo gudbin jiray saqafka sare ee Hoteel ku yaala badhtamaha magaalada Baqdaad.
Xeer-dejin iyo Xukuumad is-xanbaar ah (Gorfaynta Xeerka Sir-doonka Qaranka: Xakamaynta Qawlka iyo Qalinka) – Qormada: 3aad ~ W/Q: Boobe Yuusuf Ducaale
Beryahaa uu macallinkii Maxamed Siyaad Barre dalka ka talinayay, sidaas ayaa loo yaqaannay Baarlamaan-ku-sheeggii dalka ka jiray. Intii aynu la soo noqonnay madax-bannaanideenna ee aynu...
Madaxweynaha Somaliland oo Dhaqan-geliyey Xeerarka Sirdoonka Qaranka iyo Mihnadleyaasha Caafimaadka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Dr Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa digreetooyin uu maanta soo saaray, waxa uu ku dhaqan-geliyey Xeerarka Sirdoonka Qaranka iyo Xirfadlayaasha...
Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay rabashado saaka Hadheeyey magaalada Saylac iyo Jabuuti oo Xuduudkeeda Xidhatay (DAAWO)
Saylac (SLpost)- Isku dhac dhexmaray ciidamada Ammaanka iyo Shacab gadoodsan oo mudaharaad ka dhigayey degmada Saylac ee gobolka Salal, ayaa sababay khasaare isugu jira...
Somaliland oo ka Qayb-galaysa Shir Kaligeed laga Casuumay Dalalka Geeska Afrika
Magaalada Abu Dhabi ee Dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta waxa shalay gaadhay Wasiirka Macdanta iyo Biyaha ee Somaliland Md Xuseen Cabdi Ducaale oo ka qayb...
Salaadiin Madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ku Ammaanay Deeqo waxbarasho oo uu siiyay Arday Somaliland ah
Hargeysa ()- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir iyo Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilaahi, ayaa si wada jir ah ku ammaanay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

