HomeSuldaan Adan Faarax oo Xukuumadda ugu Baaqay inay Dhakhtar-dibadeed u dirto dadkii...

Suldaan Adan Faarax oo Xukuumadda ugu Baaqay inay Dhakhtar-dibadeed u dirto dadkii ku Wax-yeeloobey ShaqaaqadiiHargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Suldan Adan Faarax oo ka mida Madax-dhaqameedka Caasimadda, ayaa xukuumadda Kulmiye ugu baaqay in dadkii ku dhaawacmay ee xabadda nool loo adeegsaday la geeyo dhakhtaro dibada ah, iyadaoo qoysaskii iyo qaraabadii culays badani saaran yahay, sii eegashada dadkaa dhaawaca ahina ay  abuurayso calool xumo iyo niyad jab ku yimaada muwaadiniin badan.

suldan aadanWaxaa kale oo Suldaan Adan Faarax waxa kale oo uu ka Hadley xaaladda magaalada Saylac, “Waxaan ka mid ahaa da’yartii lixdankii codeysay, Saylacna wakhtigaa doorashooyin lagama qaban ee sideeda ayaa loo soo magacaabi jirey, iyada oo Maanta nus qarni laga joogo in maanta dhib iyo hagar daamo lala doonto runtii waa arrin aan qaban shacabka Saylac ee harraadka iyo kulaylka xeebta ladaalaa-dhacaaya,” ayuu yidhi Suldaanku waxaanu intaas ku daray isaga oo hadalkiisa sii wata, “waxaan ku tallin lahaa in dawladu Gudoomiye iyo kuxigeen deegaanka ah umagacawdo Saylac si hawluhu caadigoodii ugu soo noqdaan.”

Suldaan Adan waxa uu sheegay in Cadaalad-darradu dhacayso, Xaquna guulaysanayo haseyeeshee ay shacabku ka shaqeeyaan midnimadda iyo wada jirka dalka.

Somalilandpost/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories