HomeMadaxweynaha Somaliland oo Dhaqan-geliyey Xeerarka Sirdoonka Qaranka iyo Mihnadleyaasha Caafimaadka

Madaxweynaha Somaliland oo Dhaqan-geliyey Xeerarka Sirdoonka Qaranka iyo Mihnadleyaasha Caafimaadka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Dr Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa digreetooyin uu maanta soo saaray, waxa uu ku dhaqan-geliyey Xeerarka Sirdoonka Qaranka iyo Xirfadlayaasha Caafimaadka oo Goleyaasha Sharci-dejintu Waxka beddel iyo Kaabis ku sameeyeen.

SiilaanyoDigreetooyinka Madaxweynuhu ku dhaqan-geliyey labada Xeer, ayaa lagu faafiyey Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul, kuwaas oo u dhignaa sidan:

Dhaqan-galka Xeerka Xirfadlayaasha Caafimaadka

“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu maanta digreeto madaxweyne ku  Dhaqan-geliyey  Wax Ka-beddelka iyo Kaabista Xeerka Guddiga Mih-nadlayaasha Caafimaadka.

Madaxweynuhu:-

Markuu Arkay:                        Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Arkay:                       Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Arkay:                    Go’aanka Golaha Wakiilada JSL, Go’aan Lr. GW/G/KF-19/582/2012 ee ku taariikhaysan 27/12/2012 ee ay ku ansixiyeen Wax Ka-beddelka iyo Kaabista Xeerka Guddiga Mihnadlayaasha Caafimaadka Xeer Lr. 19/2001;

Wuxuu Soo Saaray

Dhaqan-galka Wax Ka-beddelka iyo Kaabista Xeerka Guddiga Mihnadlayaasha Caafimaadka Xeer Lr. 19/2001 ee Jamhuuriyadda Somaliland.”

Dhaqan-gelinta Xeerka Sirdoonka

“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu maanta digreeto madaxweyne ku  Dhaqan-geliyey  Xeerka Hay’adda Sirdoonka Qaranka Xeer Lr. 59/2012.

Madaxweynuhu:-

Markuu Arkay:                       Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Arkay:                       Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Arkay:            Go’aanka Golaha Wakiilada JSL, Go’aan Lr. GW/G/KF-19/581/2012 ee ku taariikhaysan 27/12/2012 ee ay ku ansixiyeen Xeerka Hay’adda Sirdoonka Qaranka Xeer Lr. 59/2012;

Wuxuu Soo Saaray

Dhaqan-galka Xeerka Hay’adda Sirdoonka Qaranka Xeer Lr. 59/2012 ee Jamhuuriyadda Somaliland.”

Somalilandpost.net/Hargeysa

kaariye[at]somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories