Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Dhammaan Shaqaalaha Madaxtooyadu waxa ay Hambalyo u dirayaan Cabdikariim Axmed Jamac iy Muna A. Maxamuud

Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Md. Axmed Saleebaan Dhuxul, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Md. Cabdi Xasan Madar,...

War Deg-Deg Ah: Alle Ha Naxariistii Guddoomiyihii Bangiga Djibouti Oo Wax Yar Ka Hor Ku Geeriyooday Cisbitaal Ku Yaala Magaalada Nairobi

London (SLpost) – Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Baanka Dalka Djibouti Jaamac Maxamuud Xayd ayaa goor dhawayd ku geeriyooday Cisbitaal ku Yaala Magaalada Nairobi...

Xeer dajin iyo xukuumad is xambaar ah(gorfeynta xeerka sirdoonka qaranka:xakameynta qowlka iyo qalinka Qormadii 4 aad (qalinkii boobe)

Halkan waxa soo gelaya in ay ku kala qaybsamaan oo ay ku kala duwanaadaan dawladaha yar-yar iyo quwadaha waaweyn ee ujeeddooyinka caalamiga ah lihi....

Maxaa Laga Mudaharaadi haddii…?! – W/Q: Faarax Maxamed

Markaan damcay in aan wax ka idhaahdo xaaladaha la xidhiidha banaanbaxyda iyo mudaharaadada ka dhaca dalka waxa igu adkaatay halkaan ka bilaabi lahaa sidaa...

“Hargeysa Stadium waa Hanti qaran, Mana Jirto cid horjoogsan karta tartanka Ciyaaraha Goboladda”

Hargeysa (SLpost) – Suldaan Xuseen  Cabdi X. Cabdilaahi oo ka mid ah madaxdhaqameedka magaaladda Hargeysa,  ayaa sheegay in garoonka kubbadda cagta ee Hargeysa Stadium...

SHEEKO KALE KEEN: Diinkii Yidhii Aan Duulo – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Diin ayaa noloshiisii dhulyaalka iyo gaabiska ahayd nebcaaday. Wuxu jeclaystay in uu sida shimbraha duulo oo cirka heehaabo; guudkana ka soo eego dhulkan iyo...

Toosinta iyo Tayaynta Maamulka-Agaasimeyaasha (Qaybtii 2aad) – W/Q: Axmed-Toorno

Maalin dhawayd warbaahintu daabaceen maqaal aan fikirkayga ku cabirayay tayaynta jagooyinka agaasimeyaasha. Maqaalkana waxaan ku cabiraya sida aan xalka u arko; oo ah in...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img