Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

‘Jihada u Dambaysa Fursadaha Maalgashi’ – W/T: Mohamoud Ali Walaaleye

Maqaalkan oo wargeyska African Business review ku qoray 4th Jan, 2013, Cabdirashiid M. Ducaale, maareeyaha guud ee shirkadda Dahabshiil, xawaalada ugu balaadhan qaarada Afrika, uguna hawl-wadeenada badan shirkadaha gaarka loo leeyahay, ayaa lagu bilaabay:

Latest updates on the situation in Saylac that resulted in the deaths of innocent teenagers

· 16. 12. 2012, President Silanyo was in Djibouti to attend the 40th anniversary celebration of the Somali becoming a written language. Silanyo had a...

Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo Xukuumadda ku eedeeyey xaaladda Amni-darro iyo Dilalka Qorsheysan ee Laascaanood

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka mid ah Mudanayaasha golaha Wakiillada ee baxay gobolka Sool, ayaa xukuumadda Madaxwayne Axmed Siilaanyo ku eedeeyay...

Guddida Doorashooyinka oo Dhaliilaha loogu Jeedinayo khaladaadkii Doorashada u Sibir-saaray Caqabado Sharci oo markii hore ay u Badheedheen

Hargeysa (SLpost)- Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa iska fogeeyey eedaymo ururrada iyo Xisbiyada tartankii Dawladda Hoose ka qayb-galay ugu jeediyeen khaladaadkii doorashadaas oo ay u...

TACSI: (Inaali laahu wa inaa ileyhi raajicuun)

Waxa shabakada Somalilanpost ay tacsi udirayaan qoyskii,qaraabadii.eheladii iyo dadkii ay kabacdey alla ha unaxariistee marxuumad (Faadumo Cumar cal ) oo 30/12/12 geeriyootey waxaaney ilaahey uga...

Golaha Wakiillada oo Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyey Laba Xubnood oo ka tirsan Golaha Wasiirrada

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey labada mas’uul ee kala ah Wasiirka wasaaradda Dib u dejinta iyo...

Xoorka Saxaaraha iyo Xasuuqa Safaanaha – W/Q: Muuse F. Jaambiir

Mar keliya ayay asxaabtii ardaaga wada fadhiday aamuseen. Kaftankii iyo jareexadii ay talantaaliga isu waydaarsanayeen hakiyeen. Daymaddooda middeeyeen oo muuqaal aragooda ku dhegay wada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img