HomeSalaadiin Madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ku Ammaanay Deeqo waxbarasho oo uu...

Salaadiin Madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ku Ammaanay Deeqo waxbarasho oo uu siiyay Arday Somaliland ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa ()- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir iyo Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilaahi, ayaa si wada jir ah  ku ammaanay madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya deeqo waxbarasho  oo heer jaamacadeed ah oo uu siiyay arday reer Somaliland ah iyo kuwo  ka soo jeeda maamul goboleedka Puntland, kuwaasi oo wax ka barta Jaamacadda magaaladda Jig-jiga.

salaadiinSalaadiintani waxay sidaasi ku sheegeen war-saxaafadeed kooban oo ay caawa soo saareen, waxaanay ammaaneen Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Muxumed Cumar, waxaanu u dhignaa sidan:-

“Waxaanu galabta ka daawanay Telefishanka dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya war ku saabsanaa deeqo waxbarasho oo  Madaxweyne Cabdi Muxumed Cumar uu siiyay arday aad u badan oo ka soo kala jeeda Somaliland iyo Puntland. Waxaanan arrintaasi u aragnaa horumar weyn iyo waxtar wax ku ool ah oo uu madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya sameeyay.

Waxaanu ku bogaadinayaa waxqabadka iyo horumarka la taaban karo ee uu deegaanka Soomaalida itoobiya gaadhay mudadii uu xilka hayay. Waxaanan u rajaynaynaa inuu  halkaasi ka sii wado dedaalka iyo waxqabadka bulshadda. Waxaanan ku ammaanaynaa inuu xasuustay inuu ardayda dariskiisa ahna xasuustay.”

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories