Marwada Madaxweynaha oo Xadhigga ka Jartay Waddo Laamo ah oo laga Hirgeliyey Degmada Gacan-Libaax
Hargeysa (SLpost)- Marwada Koowaad Somaliland Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde(Aamina Waris) ayaa maanta xadhiga ka jartay waddo laami ah oo dhan 1 km iyo...
Urur-siyaasadeedkii Doorashada ku Hadhay ee RAYS oo si Rasmi ah Ugu Biiray Xisbiga Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Urur-siyaasadeedka Rays oo ku hadhay tartankii doorashda Goleyaasha Deegaanka ee sannadkii hore dalka ka dhacday, ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray...
Xisbiga UCID oo Ka Hadlay Derejooyinka Ciidamada la Siiyey, xukuumadda-na u Jeediyey baaq Ka Dhan Xuska Maalinta 2-da February
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa soo dhaweeyay derejooyinka madaxweynuhu shalay ku taxay Saraakiisha u sarraysa ciidamada kala duwan ee Somaliland, iyaga...
Ma-hadhooyinka Xukuumadda iyo Maalmihii Tegay – W/Q: Sayid-Maxamed C/laahi ~ Qaybtii 7aad
Tan iyo intay dhacday dawladii dhexe ee cadaalad daradu burburisay ee somaaliya innana (Somaliland) aynu dib-ula soo-noqonay madax-bannaanidii, waxaa somaliya loo qabtay 19 shir oo laga arinsanayay sidii nabad looga dhalin lahaa iyo sidii maamul dawladeed loogu samayn lahaa.waxaa kulanadaasi ka qayb galayay hogaamiyayaal ka taliya xaafado, degmooyin ama gobolo waxaase markii danbe kusoo biiray tiro maamul goboleedyo ah.
Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan: Inta aan ka arkay – W/Q: Siciid Maxamuud Gahayr ~ Qaybta 2aad
Aan idhaahdo ”Alleylehe waa qormo” mar haddii aan dareen-celin midba jaad gaara tahay aan ka helay dad kala geddisan... Malaha Wasiir Xirsi Cali Xaaji...
Nabad gelyada Somaliland,waa Deeq Rabbi innagu galaday,ee qof walawba Subxaanaw waa mahadaa dheh – Eng Mohamed Farshaxan
Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa dhammaan shacabka xariirta ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba. Waxaan Allaha awoodda...
Xisbigee Hogaanka U Haya Habarwacashada Siyaasiyiinta Haybta Wadaagga ah – W/Q: Sacad Maxamuud Gadhle
Hoy hoy dadwaynow Goormaa la helayaa Hogaan xeerka dhawroo Hidahana ilaashoo Hadaf kula wadaagoo Heegan maanta kuu gala Ana hawshii maan gabin Hiilkaaga maan dayn Ma hakinin qoraalkii Dib u curashadii qalinka Waa qoraal...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

