Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

IRAN oo u Hanjabtay Israa’iil ~ “Way ka Shallayn doontaa Weerarka Suuriya”

Dimishiq (SLpost)- Sarkaal Sare oo ka socda Dalka Iiraan oo booqasho ku jooga caasimadda Dalka Suuriya ee Dimishiq, ayaa ku Hanjabay Israa’iil inay ka...

Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Awdal oo Ka Warbixiyey Xaaladda Amni iyo tirada faldambiyeedyada la diiwaangeliyey sannadkii hore

Boorama (SLpost)- Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Awdal Axmed Xasan Cabdiraxmaan (Ilka-Case), ayaa ka warbixiyey xaaladda Amniga ee gobolka iyo kaalinta ay ciidamada boolisku...

Hoggaanka UCID (Faysal iyo Jamaal) iyo Dareen-celintooda Shakhsiyadda Xaaji Cabdi – W/Q: Siciid Gahayr (Hargeysaawi)

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID waxa uu ka mid yahay hal-doorka kaalinta mugga leh ka geystay buugga Xaaji Cabdi-Waraabe mid...

Nuxurka Warbixinno Golaha Guurtidu ka Dhegaysteen Guddi-hoosaadyada Siyaasadda Debedda iyo Nabadgelyada/Difaaca

Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida Somaliland, ayaa fadhigoodii maanta Warbixin kaga dhegaystay Guddid-hoosaadyo qaabilsan Arrimaha Debedda iyo Nabadgeylada ee golahaas. Fadhiga maanta oo uu shir gudoominayey...

Wasiirrada Madaxtooyada iyo Maaliyadda oo Gabiley u Tagay Dhagax-dhigga Jidka isku xidha Kala-baydh iyo Tog-wajaale

Gebilay (SLpost)- Wasiirrada Wasaaradaha Madaxtooyadda Somaliland Xirsi X Cali Xasan iyo Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa maanta booqasho ku tagay Magaaladda Gabilay si...

Isku Xoolo, haddana kala xeer! – W/Q: Saddaam Xuseen Carab

“Tuug waa is-qariyaa, Halka uu ka xado tulud, Tahan buu ka guuraa, Toddobaadkan Xaajow, Mid tiriig sitaa yimid.” (Ibrahim Gadhle)   Daborogan mise afrogan, ka aad tidhaahba waa ta dusheena...

Dawladda Ingiriiska oo Shaacisay Nuxurka qodobbada Shirka Soomaaliya loogu Qabanayo Dalkaas iyo Xukuumadda Somaliland oo aan weli ka hadal Mawqifkeeda

London (SLpost)- Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee UK, ayaa shaaciyey habka iyo qodobada uu ku salaysanyahay shirka Somaliya loogu qabanayo London...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img