HomeMarwada Madaxweynaha oo Xadhigga ka Jartay Waddo Laamo ah oo laga Hirgeliyey...

Marwada Madaxweynaha oo Xadhigga ka Jartay Waddo Laamo ah oo laga Hirgeliyey Degmada Gacan-Libaax

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Marwada Koowaad Somaliland Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde(Aamina Waris) ayaa maanta xadhiga ka jartay waddo laami ah oo dhan 1 km iyo badh oo isku xidhaysa xaafadaha Sheekh Mubaarig iyo Sheekh Nuur ee Degmada Gacan Libaax Ee Magaalada Hargeysa.

marwada

Munaasibad balaadhan oo xadhiga lagaga jarayo wadadaasi oo lagu qabtay goobta wadadan laga hirgaliyey ayaa waxa ka qayb-galay Wasiir ku xiggeenka Amniga ee Wasaarada Arimaha Guddaha, Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex, La Taliyaha Madaxweyanaha Ee Arimaha Bulshada ,Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargaysa, Taliye Ku Xiggeenka Ciidanka Bilayska, Xildhibaano iyo dadweyanaha xaafadaasi.

marwada2
Wasiir Ku Xiggeenka Amniga ee Wasaarada Arimaha Guddaha C/laahi Abokor Cismaan oo halkaasi ka hadlay ayaa ka waramay maaraaxilkii kala duwanaa ee hirgalinta wadadani ay soo martay isaga oo sheegay in guud ahaanba wadadu ay dhan tahay 1 km iyo laba boqol oo mitir balse hadda la dhamaystiray 1 km , waxaana uu halkaasi mahadnaq uga soo jeediyey cid kasta oo gacan ka gaysatay hirgalinta wadadan halka dadweynaha xafadana uu ku booriyey in ay ilaashdaan wadadan.

marwada3Marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde(Aamina Waris) ayaa geesteeda xustay sida ay ugu faraxsan tahay hirgalinta wadadan iyada oo ku tilmaantay in wadadani tahay mid muujinaysa faa’iidada iskaashiga iyo waxa wada qabsiga iyadoo si gaara ugu mahaqnaqday cid kasta oo ka qayb-qaadatay wadadan gaar ahaana guddida xaafadahaasi oo u guntaday sidii wadadan laamiga ah u hirgalin lahaayeen .

Marwada4Geesta kale waxa halkaasi ka hadlay Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex Axmed Cumar Xaaji C/laahi (Xamarje), xildhibaano iyo cuqaal waxaana dhamaantood iftiimiyeen qiimaha wada jirka iyo wax wada qabsigu leeyahay.

Somalilandpost/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories