Monthly Archives: December, 2013

spot_imgspot_img

Maxaad Ku Dooran Lahayd! – W/Q: Khadar Suldan Adan

Waxa la wariyaa in ay gabadh ka soo baxaday gurigeeda goor barqo ah waxyar markay ka soo socotay gurigeeda waxay dariiqa kula kulantay sadex...

Isku day Xisaabtan – W/Q: Mukhtaar Cabdi Sheekh “Bulshaawi”

Hordhac Dadka adduunka korkiisa ku nool iyo dawladaha jiraba waxa ay aad uga taxadaraan khasaaraha iyo baahiyaha dibada ee ummaddaas in laga hor tago in...

Alla Guuli Kuu Dhowaydee! – W/Q: Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd”

Maamulka maanta Somaliland ka taliya ee Axmed-Siilaanyo madaxa ka yahay sidii la ogaa wax uu ku dhashay dirqi iyo si fool adag. Dadkii u...

Maxaa ka jira in hinaasuhu waxa u dhimo awoodda aragga indhaha ee haweenayda?!

Waxa aad maqashay in indho-la’aanta ama aragga qofka oo daciifa uu ku yimaaddo marka da’da qofku weynaato ama xannuuno kale oo qofka asiiba, balse...

Meher Wacan: Shaqaalaha Nationlink Somaliland Waxay Hambalyo u dirayaan Meherka KHADAR iyo NASRA‏

Anagoo kala ah: Cabdiraxmaan Isaaq :     Maareeyaha Guud Cali Cabdillaahi Wacays            Cabdillaahi Cilmi Tiin                           ...

Madaxweynaha Jabuuti oo Cabsi uu ka Qaaday Kacdoonnada Carabta Ugu Dhawaaqay in aanu Mar Dambe Isku Sharrixi doonin Madaxtinimada Dalkiisa

Jabuuti (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ku dhawaaqay in aannu mar kale isku sharixi doonin madaxtinimada dalkaas oo uu soo...

SOOL: Odayaasha iyo Wax-garadka Deegaano ka tirsan degmada Xuddun oo Qaylo-dhaan ka diray Xannuunka Shuban-biyoodka oo Faro-baas ku haya Deegaankaas

Laascaanood (SLpost)- Degmada Xudun ee Sool  iyo deegaamadda  hoos yimaadda ayaa laga soo sheegayaa in uu ka dilaacay xanuunka Shuban Biyoodka, kaasi  oo ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img