Monthly Archives: December, 2013

spot_imgspot_img

WAR DEG-DEG: Baabuurkii Wasiirka Gaadiidka Cirka Maamul-goboleedka Puntland oo Goor-dhawayd lala soo galay Magaalada Ceerigaabo

Ceerigaabo (SLpost)- Baabuurkan Wasiirka Duulista iyo Hawada Maammul-goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland Xuseen Cabdi Naxar (Xuseen-jiriid) po noociisu yahay Landcruiser midabkiisu madow yahay Plate Numberkiisuna...

Hargeysa: Munaasibad Lagu Daah-furey Shirkadda Sahaminta Iyo Qodista Ceelasha Biyaha Ee HORN DRILLING COMPANY + Sawirro

Hargeisa (SLpost)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda khayraadka Biyaha Somaliland, Cabdirisaaq Jaamac Nuur, ayaa maanta xadhiga ka jaray shirkadda HORN DRILLING COMPANY, ayaa ah shirkad...

Prof Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Xukuumadda Somaliland Ma Heshiisbay Galeen Mise Mansab Aan Magac lahayn – BY: Wariye Cabdiwali Cali Ismaaciil

Prof:Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Xukuumadda Somaliland Ma Heshiisbay Galeen Mise Mansab Aan Magaclahayn Wariye Cabdiwali Cali Ismaaciil Professor(Gobanimonews) Axmed Ismaaciil Samatar ayaa tan iyo...

Wasaaradda Duulista Hawada oo faahfaahiyey Lacag Shan Milyan oo Dollar ah oo Dowladda Kuwait ugu Deeqday Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda  Duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland ayaa shaacisay in dawladda Kuwait ay ugu deeqday Somaliland si loogu balaadhiyo casriyaynta madaarka caalamiga...

Xisbiga Waddani oo Mar kale Ugu baaqay Xukuumadda Siilaanyo inay Iska Casisho Hoggaaminta Talada Dalka

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa qul-qulatooyinka ka dhashay biyo-yaraanta ka taagan caasimadda Hargeysa ku tilmaamay mid ka tarjumaysa heerka maamul ee...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Soo Af-jaray Khilaaf qul-qulatooyin biyo-la’aaneed ku keenay Caasimadda Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cadde ayaa  shaaca ka qaaday in Booyadihii shaqo joojinta sameeyay ay xukuumaddu wada hadal...

“Ma jirto Meel ay Muuse Dhariyo ku Tidhi Isaaq baanu la Dagaalameynaa”

Hargeysa (SLpost)-  Suldaan Maxamed Muuse Nuur (Abu Sufyaan) oo ka mid ah madax-dhaqameedka Beelaha Gabooye, ayaa bulshada Somaliland raali-gelin ka siiyey hadal ka soo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img