HomeMaxaad Ku Dooran Lahayd! – W/Q: Khadar Suldan Adan

Maxaad Ku Dooran Lahayd! – W/Q: Khadar Suldan Adan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waxa la wariyaa in ay gabadh ka soo baxaday gurigeeda goor barqo ah waxyar markay ka soo socotay gurigeeda waxay dariiqa kula kulantay sadex nin oo waawayn xaga da’da mid kastana gadhkii cadaaday oo aan lagu ogayn tin madaw .

Haweenaydii waxay dareentay in ragan odayaasha ah ay diif badan iyo dihaal ka muuqdo ka dib waxa ay ku tidhi waan arkaa duruufta wajigiina ka muuqata markaa soo dhawaada oo kaalaya aan waxaad cuntaan iyo waxaad cabtaan idin siiyee?

Si kalsooni leh ayay sadexdii oday ugu jawaabeen oo waxay haweenaydii ku yidhaahdeen:       ma joogaa ninkii guriga lahaa? gabadhii waxay ku jawaabtay may ee guriga dibadiisa ayuu jiraa dabadeeto waxay ugu jawaabeen markaa ma gali karno guriga hadii aanu ninkii masuulka ka ahaa joogin.

Hadal macquula oo meesha leekaa ! haweenaydii iyana garawsatay oo aqbashay arinkii waanay iska sii wadatay socodkeedii si ay hawl maalmeedkeeda suuqa uga soo qabsato oo adeegii xaafada usoo iibiso.

Markay  hawleheeda ka soo qabsatay suuqa iska na soo noqotay dib ayay u soo qaaday  wadiiqadii ay gurigeeda ay us oo mari jirtay walina aragtay odayadii oo fadhiya iskana waydaaratay .

Markay Xiligii qadadii gaadhay ayaa odaygeedii yimi oo ay u sheegtay sheekadii manta ay la kulantay waxaana u ga warantay hasaawihii dhex maray iyada iyo odayadii waawaynaa , markay sheekadii u dhamaysay saygeedii si kalsooni leh ayuu gabadhii ugu yidhi intood baxdo waxaad u sheegtaa odayada inaan imi , si ay wax inoola cunaan gabadhu qaadatay arinkii saygeeda dibadiina u baxday una sheegtay odayadii in saygeedii yimi sidaa darted ay guriga soo galaan si ay wax u cunaan .

Markale ayay odayadii so qadimeen dalab kale waxaanay gabadhii u sheegeen inaanay sadexdooda markaliya guriga ay soo wada gali Karin ee ay midkood ka doortaan oo ay kaas casuumaan .

Dabadeeto midkoodii hore ayaa qaatay hadalka ayaa yidhi waxaa aniga la i yidhaa ‘GUULEED’saxiibkaygan kalena  waa ‘TAAJIR’saxiibkaygan kalena waa ‘KALGACAL’ markaa sadexdayada kaad dooranaysaan idinka ayay idiintaalaa .

Gabadhii sidii caadada ahayd ayay ku noqotay saygeedii waxaanay usheegtay dalabyadii ay soo qadimeen sadexdii oday ka dibto ninkii warka xaaskiisa waa ku farxay waxaanu sheegay inay u yeedho ‘TAAJIR’ waayo waxa uu gurigeena ka buuxin doona dhaqaale iyo hodontinimo gabadii dabadeeto waxay ku jawaabtay ma waxaad doonaysaa inaad si fudud aduunyo ku helno , maxaad inoogu yeedhi wayday ‘GUUSHA’isaga ayaa inoo horseedaya Hodontinimada iyadoo doodaasi ay dhexmartay lamaanahaasi ayaa waxaa si fudud jawaab u soo tuurtay inantoodii yarayd oo dhagaysanaysay waxay tidhi aabo iyo hooyo miyaanay haboonayn in aad inoogu yeedhaan ‘KALGACALKA’ lahasho iyo kalgacaltooyo  kadib labadii waalid waxay isla qaateen inay dalabka gabadhooda yar qaataan kadib gabadii intay baxday ayay u yeedhay ‘KALGACALKA’waxaanay tidhi anagu waxa aanu dooranay inaan marti galino ‘KALGACALKA’marka ay halkaasi marayso ayaa waxaa istaagay ‘KALGACALKII’waxaanu ujeedsaday halkii afaafka gurigu ahaa si lama filaan ah ayaa waxaa u raacay labadii kale eek ala ahaa ‘GUULEED’ iyo ‘TAAJIR’.

Gabadhii iyada oo yaaban ayay tidhi waxaad igu tidhaahdeen waa inaad midkaayo dooraataa hadana marka aan doortay ‘KALGACALKII’ waad isoo wada raacdeen maxaad isu soo wada raacdeen ? dabadeeto waxay ku jawaabeen labadayada kale hadii aad u yeedhi lahayd ‘TAAJIR’ama ‘GUULEED’ mid kastaa isaga oo kali ah ayuu ku raaci lahaa lakiin waxaad u yeedhay ‘KALGACALKA’ markaa meel kasta oo uu tago kalgacalku waanu raacnaa labadayaduba maxaa yeelay kalgacalku isaga ayaa dhala guusha guushuna iyada ayaa horseeda hodontinimada dhadhana malaha hodontinimo bilaa guuli sida oo kele macno maleh guul kasta oo la yagleelo oo aan ku jihaysnayn waxaad jeceshahay .

 

Khadar Suldan Adan

khadarsuldan@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories