HomeIsku day Xisaabtan – W/Q: Mukhtaar Cabdi Sheekh “Bulshaawi”

Isku day Xisaabtan – W/Q: Mukhtaar Cabdi Sheekh “Bulshaawi”

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hordhac

bulshaawiDadka adduunka korkiisa ku nool iyo dawladaha jiraba waxa ay aad uga taxadaraan khasaaraha iyo baahiyaha dibada ee ummaddaas in laga hor tago in wax dibada uga yimadaan ama ay lacagta wadanka oo dhami ku dhacdo qasnad dibadeed. Dalka Japan waa dalka labaad ee aduunka ugu dhaqaale badan khayraadka dabiiciga ah ee u haystaana waa intani…

(1)    Access to the ocean
(2)  Agricultural resources
(3)  Mineral resources
(4)  Human resources.

Fikirka iyo garashada in aan ku fikirno oo garano halka lacagteenu martaa waa muhiim, waxaynu ka fikirnaa horumar iyo in aan meel sare gaadhno lakiin isma waydiino maxaan hanti haysanaa. Manta haddii cuntada iyo shidaalka laynaga goosto maxaynu ku soconaynaa. Runtii waa su’aal is waydiin leh, cuntada aynu cunaa ma dalkeena ayay ka baxdaa mise dibada ayaa laga keena? Jaadka maxaynu ka faa’iidnaa? Gawaadhida tiro beeshay maxaynu ka fa’iidna? Haddaynu ka maarmi waynay kuwo ka kharash yar oo ka shidaal yar miyaynu waynay? Doorashooyinkan xadkii ka baxay maxaynu ka faa’iidnaa? Lacagta ku khasaarta waa intee in leeg? Adiga iyo xisaabta ayaan idin kala baxayaa.

Kowaad.

Bulsho Wadan ku nool kana kooban 3.5 milyan ayaa (Average) celcelis ahaan ee guud qofwaliba ku qayilaa malintii lacag dhan 5 dollar. soo saar celcelisa guud ee malintii lacagta ay ku qayilaan? Celceliska guud ee bishii ay ku qayilaan? Celceliska guud ee ay ku qayilaan sannadkii? markaad intaas heshid waxad soo sartaa lacagtii ay ku qayileen 20 kii sanno ee u danbeeyay?.

Jawaaab

  • 3,500,000*5=17,500,000 result of per day
  • 17,500,000*30=525,000,000 per month
  • 525,000,000*12=6,300,000,000 per year
  • 6,300,000,000*20=126’000’000’000 result of 20 yrs, lacagti ku baxday labatanki sanno ee ugu danbaysay weyaan.

Afeef

Tirade 3.5 waxaan u soo qaatay bulshada soomaaliyeed oo dhan inta malintii ka qayisha.

Lacagta aan u isticmaalay dollar ka waxaad u badali kartaa Somaliland Shiling, adigoo adeegsanaya inta lagu sarifo 1 dollar ama 5 dollar.

Labaad

Wadan waxaa joogga gawaadhi tiradooda guud tahay 46000. lacagta la soo siiyay gawaadhidaas celcelis ahaan waa 1000 dollar midkiiba. Gawaadhidaas  shidaalka ay maalintii isticmalaan celcelis ahaan waa 5 dollar midkiiba. Haddaba soo saar lacagta guud ahaan la soo siyay gawaadhidaas? kharashka shidaalka ee maalintii ku baxa? iyo kharashka shidaalka ee bishii ku baxay?.

Jawaab

ü  46000*1000=46,000,000 Lacagta la soo siyay gawaadhida.

ü  46000*5=230000 Lacagta Shidaalka ee Malintii ku baxda

ü  230000*30=6,900,000 Lacagta Bishii ku baxda

ü  6,900,000*12=82,800,000 Lacagta ku baxda Sannadkii.

Saddexaad.

Bulsho Wadan dagan ayaa ka kooban 3.5 Milyan. bulshadaas waxay ku nool yihiin cunto dibada laga keeno. Haddaba, haddii qoyskiiba ka kooban yahay celcelis ahaan 6 qof, bishiina ay ku nool yihiin lacag dhan 100 dollar oo ay cunto siistaan. imisa ayay noqonaysaa wadarta guud ee ku baxda bishii iyo wadarta guud ee ku baxda sannadkii?.

Jawaab

–  3.5mil/6=583333.3333 waa inta qoys ee ay ka koobaan yahay bulshada 3.5 milyan ka ahi.

– 583333.3333*100=58333333.33 lacagta ay bishii soo siistaan cunto.

–  58333333.33*12=699,999,999.96 lacagta ay sannadkii soo siistaan weyaan taasina.

Afaraad.

Doorasho ayaa ka dhacday dal. kharashka doorashada ku baxay haddii dawladu bixisay %33 una dhiganta $2 milyan. Musharaxiinta wadartooda guud tahay 2,653 musharax, mid kiiba kharashka doorashada kaga baxayna yahay $1000. Soo saar kharashka guud ee ku baxay doorashada.? soo saar kharashka ka baxay wadarta guud ee musharaxiinta?.

Jawaab

  • 2653*1000=2653000 kharashka ka baxay musharaxiinta dhamaantood.
  • 4.06 million oo u dhiganta 67% iyo 2 million 33% waxay noqonaysaa 4.06+2=6.06 million kharashka guud ee ku baxay waa 6.06 milyan iyo 100,000 dollar oo ahaa kharash ka soo kordhay goobaha cusub ee lagu daray.

Gabogabo

Akhriste, waxaan qirayaa in xisaabta laygaga wanaagsan yahay. Tijaabi oo numberada badal hadaad hesho meelo kale oo dhaqaalaha dalkeenu ku baxo si aynu u ogaano goobta lacagteenu ku baxdo, iskuguna dayno inaynu ka badbaadino jeeb dibadeed oo ay maalin walba ay ku dhacdo. Ka fikir wadanka yare e aan aqoonsi haysan ee intaas oo lacag ah maalintii, bishii iyo sannadkiiba ka baxaan, isna waydii wadamada ay lacagtaas jeebadooda ku dhacdo maxaynu ka faa’iidnaa ama aynu kaga badalanaa lacagtaas adage ee inaga baxda, adigaan ku dhafayaa.

Mukhtaar Cabdi Sheekh “ Bulshaawi”

Mukho4me@hotmail.com

Mahadnaq

Mustafe Rashiid Cali.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories