Monthly Archives: December, 2013

spot_imgspot_img

“Hunguriga ugu weyn ee I hayaa waan inaan ummadeydii iyo dadkaygii sii badsado (Barashooda)”

Hargeysa (SLpost)- Prof. Axmed Ismaaciil Samater, oo muddo shan bilood ah dalka ka maqnaa ka dib markii uu hore Somaliland u yimid bishii July...

Booyadaha Biyaha u dhaamiya Xaafadaha Magaalada Hargeysa oo Mudaharaad Shaqo-joojin ah Sameeyey iyo Sababaha ay u nisbeeyeen go’aankooda

Hargeysa (SLpost)- Gaadiidleyda Booyadaha Biyaha u dhaamiya inta badan Xaafadaha Caasimadda Hargeysa, ayaa muddaharaad shaqo-joojin ah maanta oo Khamiis ah bilaabay, isla markaana waxay...

‘DURBA MIYAAD ILLOWDEEN’ – Qormo Khamiis leh ah (Q.3aad) – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale

Aan is-barraxo. Ballaysinka Qormadan aan ku barriijiyo marka horeba inta war-xumo-tashiilka ah iyo inta si’-xun-u-sheegga ah ee la yidhi sixirka waa ay ka daran yihiin. Aan la hadlo intiinna taabka gaaban ee aan Qormadan in ay dhammeeyaan tahlayn ee akhris-gaabka ah oo dulucdaba u soo hor mariyo.

SOMALILAND: Wasiir Xukuumadda ka tirsan oo Dafiray Xuquuqo-Sharci oo Dastuurku u Jideeyey Goleyaasha Xeer-dejinta Dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Eng. Xuseen Cabdi  Ducaale. ayaa ku dooday inaanay Xaq u lahayn Goleyaasha Sharci-dejjinta ee Dalku Ansixinta...

DHEGAYSO – Akademiyadda Nabadda iyo Horumarinta oo soo bandhtay Qodobbo ay Xisbiyada Qaranku Mar kale ku Heshiiyeen

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha fullinta ee Akaademiga Nabada iyo Horumarka Somaliland Maxamed Faarax ayaa ka warbixiyay halka ay marayso dooddii ay saddexda xisbi qaran ku...

Xukuumadda oo ka Hadashay Mawqifkooda Qabashada Doodda Qaran, Khilaafka Golaha Wakiillada iyo Shaqaaqadii shalay ka dhacday Burco

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, wacyi-gelinta iyo Dhaqanka Somaliland Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa bayaamiyay in xukuumada Somaliland ay oggoshahay qabashada Doodda Qaran...

SHEEKO KALE KEEN: Sheekooyin Fakaday – By Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Jiirku guri kasta waa gala. Guriyaha saboolka ah, kuwa hodanka ah, kuwa yaryar, iyo kuwa waaweynba. Waxa la sheegay in uu ka sheekeeyo waxa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img