Faallo: Somalia Maanta Kama Jirto Dawlad Dadkeedu Leeyahay Oo Gelikarta Wadahadal – Ibrahim H. Gaagaale
Sida taariikhda ku cad waxaa sannadkii 1960 uu midowgii fashilmay dhexmaray Somaliland (Waqooyigii) iyo Somalia (Koonfurtii) oo ahaa laba dawladood oo cusub kana kala...
Eng Maxamed Xaashi oo Xukuumadda iyo Goleyaasha Sharci-dejinta ku Eeddeyey inay U Heshiiyeen Xoolaha Umadda
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Eng Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa Goleyaasha Sharci-dejinta ee dalka ku eedeeyey inay ka tallaabsadeen Shuruucdii ay shacabku...
Gole Kulmiyey Siyaasiyiin iyo Aqoonyahan Miisaan Culus oo loogu Wanqalay GOLAHA WADA-TASHIGA IYO TOOSINTA QARANKA oo Hargeysa lagaga Dhawaaqay
Hargeys (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa lagaga dhawaaqay Gole loogu magac-daray ‘Golaha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka’ kaas oo ay ku bahoobeen xubno mucaarad ah...
Taariikhda Ururka Ikhwaanu Muslimiin ee dalka Masar – Q. 2aad ~ W/Q: Cali Cabdi Coomay
Sannadkii 1949-kii ayaa weerar gaadmo ah lagu diley hogaamihii ikhwaanu muslimiin Xasan Al-Banna iyo seedigii Cabddulkarim Mansuur. Markii dilku dhacayey Xasan Al-Banna iyo seedigii...
Wada-hadalladii Somaliland iyo Somalia oo lagu Soo Gunaanaday is-garad laga Gaadhay Murankii Maamulka Hawada ee Labada Waddan
Ankara (SLpost)- Wejigii labaad ee wada-hadallada Somaliland iyo Somalia ee Dawladdu Turkigu gogosha u fidisay oo muddo laba maalmood ah ka socday magaalada Ankara,...
Go’aan Ka soo Baxay Dawladda Ingiriiska oo Saamayn ku yeeshay Dhaqaalaha Kenya iyo Hanjabaad ay Jeediyeen Muwaadiniin dalkaas u dhashay
Nayrobi (SLpost)- Ururka jaadlayaasha dalkaKenya ayaa cabasho xooggan ka muujiyey mamnuucidda xukuumada Ingiriisku dalkeeda ka saartay soo- dejinta Jaadka, waxaanay taas beddelkeeda codsadeen in...
SIR CULUS: Sarkaal Sucuudi ah oo Fashiliyey Waddamo Carbeed oo ka Dambeeyey Burburka Midhihii Ka Dhashay Kacdoonkii Shacbiga Masar ku Beddeleen Xukuumaddii Xusni Mubarak
Hargeysa (SLpost)- Sarkaal ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sucuudiga, ayaa Fashiliyey qorshe waddamo ka tirsan Khaliijka Carabtu ku go’aansadeen inay ka hortagaan Kacdoonnadii Shacbi...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

