Monthly Archives: July, 2013

spot_imgspot_img

Wonderbag waxay isbedel ku samaynaysaa nolol-maalmeedka dadka geeska Africa.

Qayb ka mida dadaalada lagu badbaadinaya xaalufinta deegaankasoo waajahayabulshadeena bariga Afrika, ayaa aalad cusub madaxa la soo gashay gobolka. Aaladdan wonderbag oo ah kiish...

Turkey: An emerging key Player in World Geo-political Affairs

According to the Turkish leaders, the recent unrest and civil disobedience in Turkey should be regarded as a Western conspiracy plot to undermine the...

Waayo-aragnimada iyo Waxqabadka Dr Cabdi Gaas, Guddoomiyeha Jaamacadda Hargeysa (1)

Muddo sannad ah ayaa laga joogaa xilligii la af-meeray  laguna dhawaaqay natiijada tartan ay aqoonyahannada Somaliland u galeen xil-shaqeedka ah Guddoomiyeha Jaamacadda Hargeysa oo socday...

Madaxweyne Siilaanyo oo Mar kale Seefta la Dhex-qaaday Golihiisa Xukuumadda; Xil-ka-qaadis, Magacaabis iyo Isbeddel uu ku Sameeyey Agaasimeyaal iyo Maareeyeyaal

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa digreeto uu caawa soo saaray magacaabis, isku-beddel iyo shaqo ka eryis ku sameeyey Agaasimeyaasha...

Qaran Xor Ah Iyo Ummaddiisa Oo Gob Ah – W/Q: Axmed-Yaasiin Cabdiraxmaan

Dadbadan ayaa aaminsan in cidkasta oo amuuraha iyo qaydiyadda qaranka Somaliland taageertaa ay tahay cid dhalasho ahaan ka soo jeedda qabiilka inta ugu badan...

Taagerid Golaha Madaxabanaan Ee Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka (Gmwtq)

Haddii anu nahay qurbajoogta Somaliland ee ku sugan London macagyadooduna hoos ku qoran yihiin waxaan hambalyo iyo boqaadin u dirayna Golaha Madaxa banaan ee...

Radio Hargeysa oo lagu Lammaaneeyey Idaacad FM oo Lagu sheegay IDAACADDA QUR’AANKA KARIIM AH EE JAMHUURIYADDA SOMALILAND

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigalinta iyo Dhaqanka Cabdilaahi Maxamed Daaahir (Cukuse), ayaa shaaciyay in lagu soo kordhiyay Radio Hargeysa Idaacad cusub oo ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img