Monthly Archives: July, 2013

spot_imgspot_img

La-Taliyaha Madaxweynaha Ee Arrimaha Dhaqaalaha Axmed Xasan Carwo Oo Hanbalyada Ramadaanka U Diraaya Ummadda Somaliland Iyo Islaamka

Waxa berrito Arbacada 10 July 2013 inoo bilaabmaysa bisha barakaysan ee Ramadaan, bisha soonka, bisha quraanka, bisha dambi dhaafka, bisha nafta lala xisaabtamo, Allana...

Madaxweyne Siilaanyo oo Kormeer Aan La Sii shaacin ku Maray Xarumo Dawladeed iyo Milicsiga Kormeerradiisii u dambeeyey

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta subaxnimadii kormeer kedis ah ku maray qaar ka tirsan xarumaha hay’adaha Dawladda, kuwaas...

Madaxweynaha Somaliland oo Shacbiga dalka iyo Shucuubta Muslimiinta Adduunka Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Ramadan

Hargeysa (Ogaal)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shacbiga Muslimiinta gaar ahaan Umadda Somaliland ku hambalyeeyey curashada bisha Barakaysan ee Ramadan. Madaxweynuhu waxa...

GABOWDAYE GUURTIDA KU BIIR QALINKII : LIBAAN XAJI FAGADHE

Qormadii 5aad DEELEY DAREENLEY RAG ALLOW MADOOXAA MA DILAACIYAA NABAR Waa markhaati madoon iyomuran reeb waa maalmo ina soo maray oo aynu milicsanayno waa manfac aynu leeney misne...

Ummaddan Baahan… – W/Q: Ridwaan Dalxa

Waxa ayaan darro ah oo maanta indhahaygu qabteen horena u hayeen aragtiyo badan oo aan u malaynayo in iska indho tirideedu ayna jirin waxay inoo soo wadaa, waase dib u dhac ka muuqatada indhaha soomaliyeed meelkasta oo ay joogaan. Ka hadli maayo caadifadaha qalbiyadeena ku mudan ee aynu meelkasta la fadhino iyo xanuuno badan oo inagu qarsoon, waxaan isku dayi doona intii jiraalkayga ah in aan soo kobo galiilyo aan muddo badan aan la jiifay waxyeeladeeda.

Waddamada Yurub Oo Khaati Ka Taagan Dhallinyaradooda Jihaadka U Safra iyo Go’aamo loo Qorsheynayo Xakameyntooda

London (SLpost)- Cadaymaha loo heayo tirada sii kordhaysa ee dhalinyarada reer Britain ee Jihaadka u tagaya waddanka Suuriya si ay uga barbar dagaalamaan kooxaha...

Curashada Bisha Barakaysan ee Ramadan oo la filayo Habeen Dambe oo Arbaca ah

Hargeysa (SLpost)- Adduunweynaha Islaamka, ayaa si xooggan looga diyaar-garoobayaa soo dhawaynta curashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo la filayo inay bilaabanto Habeen dambe oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img