Wasiirka Cusub ee Arrimaha Debedda oo Maanta si weyn Hargeysa loogu soo Dhaweeyey, Shacabka iyo Qaybaha Siyaasaddana Codsi u Qaddimay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha debadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis oo madaxweyne Siilaanyo dhowaan u magacaabay xilka Wasaaraddaas, ayaa maanta si wayn loogu...
Guddi sharciyadday ku dhisantahay Madmadow ku jiro oo duray Dhismaha GOLAHA WADA-TASHIGA, xisbiga UCIDna Farogelin qaawan ku sameeyey
Hargeysa (SLpost)- Guddida Diiwaanglinta Ururada iyo Axsaabta Siyaasadda Somaliland ayaa, sharci-darro ku tilmaamay Golaha WADA-TASHIGA ee dhowaan lagaga dhawaaqay Hargeysa, iyaga oo sheegay inuu dalka...
Xukuumadda Somaliland oo qaramaysay ciidamadii iyo tiknikadii ugu badneyd ee nabad-diidka Khaatumo ka soo goosta
Fiqifuliye (SLpost) Weftigii Xukuumadda ee uu Hoggaaminayay Wasiirka Madaxtooyadda Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa maanta degmadda Fuqifuliye ee gobolka Sanaag oo 80km...
Hoombaro libaax bay soo waddaa Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
(Istanbuul maxay ii soo waddaa) “Haddaan kuu gabayaba, Kuu godob miyaa? Ma ka aar-gudaa? Ma go’doomi baa? Ma gondaa jar baa? Ma ha gaaggaxaa? Ma guhaadiyoo, Ha ku gaabsadaa? Ma ha guuxin baa? Ma...
Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta oo Hargeysa ka Furay Tartan Qur’aanka Kariimka Iyo Axaadiista Nebiga Isugu Jira oo Arday Gobollada metelaysaa ka Qayb-qaadanayaan
Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Md. Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa maanta Masaajidka Nakhiil ee Magaalada Hargeysa ka furay tartan isugu jira...
Golaha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranku Waa Kii Badbaadin Lahaa Qarankan La Majaro Habaabiyey – W/Q: Mahad Cumar Siciid
Waan idin salaamayaa dhamaantiin, salaan ka dib . waxa aan marka hore soo dhawaynayaa GOLAHA WADA TASHIGA IYO TOOSINTA QARANKA waxa aan leeyahay ilaahay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

