Monthly Archives: July, 2013

spot_imgspot_img

Mujaahid Shoombe Oo Tallooyin U Soo Jeediyey Madaxweynaha – “Waxa Jira Waxaad Shar U Arkayso Oo Kheyr Ku Jiro”

Hargaysa (SLpost)- Mujaahid Shoombe Cumar Cismaan oo ka mid ahaa Geesiyaashii ugu cad cadaa Dagaal-yahanadii SNM, ayaa markii ugu horaysay Madaxweynaha Somaliland Md Axmed...

Yaan laysku qaldin Golahan Toosinta iyo Golayaasha Qaranka ee Distuuriga ah – W/Q: Mohamed Ali

Asalaamu caleykum, Ramadaan kariim Waa maqaal kooban oon doonanayo inaan wax yar ka idhaahdo Golaha Toosintane ee ayaamahan dambe muranka badani kataaganyahay. Horta yaan laysku qaldin...

Madaxweyne Siilaanyo oo ka Garaabay Tabashooyin Beesha SAAXIL ka sheegatay Maamulkiisa, Wefti-wasiirro ah oo Xaaladda Qiimeeyana u Diray Berberaso

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka garaabay cabashooyin is-dabajoog ah oo Beesha Gobolka Saaxil ka tirsatay nidaamka maamul ee...

DHAXALKII GOBANIMADA: Buug koobsaday Taariikhdii iyo Hoggaamintii Marxuum Cigaal oo Hargeysa lagu Daahfuray iyo Weedhihii lagu sifeeyey Sakhsiyadiisa

Hargeysa(SLpost) Buug laga qoray Madaxweynihii labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo magciisa la yidhaa DHAXALKII GOBANIMADA, ayaa maanta lagu daah-furay...

DHEGAYSO – Guddoomiye Faysal oo Mar kale Seefta Galka kala baxay “Mucaaradka waa la midaynayaa, Waxaanu tusaynaa in iyaga (Xukuumadda) aanu koomo galino”

Hargeysa (SLpostl)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka dareen-celiyey cambaareyn Guddida diiwaangelinta Axsaabtu ugu jeediyeen xubinimada Golaha WADA-TASHIGA ee Sharci-darrada lagu...

“Waxaan Xukuumadda u jeedinayaa, xabsiga ha kula degdeginna innamada iyo meeshooda ood ka xidhaan,” – Cabdiwaraabe

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Guddida Joogta ah ee Golaha Guurtida Md Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi-waraabe), ayaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud u soo jeediyey inaanay...

Waa Maxay danaha Israel, Reer Galbeedka iyo Waddamada Khaliijku ay ka leeyihiin Dagaalka Syria, Iran iyo Lebanon? – W/Q: Ali Dhinbiil

Ka dib markii ciidamadii wadamada Israel, USA, and Syria aay ka wada baxeen wadanka Lebanon, si nabad looga dhaliyo wadankaasi, oo u dana wadamadaasi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img