Monthly Archives: July, 2013

spot_imgspot_img

Wasiirka Cusub ee BIYAHA oo Kormeeray Xarunta Biyo-soo-saarka Geed-deeble iyo Xaaladda uu kala Kulmay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda cusub ee Biyaha Somaliland Md. Xuseen Axmed Cabdulle, ayaa kormeerkiisii u horreeyey maanta ku tagay xarunta biyo-soo-saarka Geed-deeble ee degmada...

Murashaxiinta madaxweynaha iyo ku-xigeenka Xisbiga UCID oo si wada-jir ah War-murtiyeed uga soo saaray Muranka Siyaasadeed ee ka dhashay ku-dhawaaqista GOLAHA WADA-TASHIGA

Hargeysa (SLpost)- Murashaxiinta Madaxweynaha iyo ku-xigeenka ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa ka hadlay muran siyaasadeed ka dhashay Gole...

Maanso: DAGAMSI! – Waxa curisay: Yaasmiin Maxamed Kaahin

Maansadani waxay ifka u soo baxday 17/07/2013, waxaanay ku saabsan tahay guud ahaan caruurta dayacan ee Afrikaanka, gaar ahaan kuwa Soomaalida. Sababtoo ah, waxa...

NIN QAB-WEYN IYO NIN QOONSIMAAD BADAN-BA QAANUUNKAA KA SARREEYA – Qormo Tooshka Ku Ifinaysa Sharciyadda Golaha Tashiga/Toosinta iyo Tafsiirka uu Distoorku Ka Bixinayo –...

Waxa Intan Ramadaanta Bulshada Somaliland ku batay Hadal haynta Kelmada Gole Taas oo Ka dhalatay Unkanka Golaha Madaxa Banaan Ee Wada Tashiga iyo Toosinta...

“Markii wasaaradda la ii magacaabay cabsiyo badan ayaa laga sheegayey, adigana (Agaasimaha) waan filayaa in wax lagaaga sheegay, laakiin…” – Xaglatoosiye

Hargeysa, (SLpost)- Xaflad xilalka ay maanta kula kala wareegayeen Agaasimahii hore wasaarada Caafimaadka,  Cabdi Guray Agaasimaha Cusub Dr. Cismaan ayaa shalay lagu qabtay hoolka...

Madaxweynaha Sudan oo soo gaabiyey booqasho uu ku tagay Nigeria ka dib markii Maxkamadda Dambiyadu Dalbatay qabashadiisa

Abuja (SLpost)-  Madaxweynaha Sudan Omar Al-Bashir ayaa ka soo kudaalay dalka Nigeria ka dib markii la dalbaday xidhitaankiisa dembiyo dagaal loo haysto, sida afhayeen...

Wasiirka Maaliyadda oo Muddeeyey Wakhtiga ay hay’adaha Dawladdu Xeraynayaan Odoros-miisaaniyadeedka 2014

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa hay’adaha kala duwan ee Dawladda u qabtay Wakhti kama-dambays ah oo ay ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img