Monthly Archives: June, 2013

spot_imgspot_img

Midowga Yurub oo Iclaamiyey Shir Kaalmo dhaqaale loogu ururinayo Dawladda Taagta Daran ee Soomaaliya

Muqdisho (SLpost)- Midowga Yurub iyo dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa war-murtiyeed ay si wada-jir ah u soo saareen, waxa ay ku muddeeyey Shir...

Ururka WIJA oo Madaxweynaha ku Bogaadiyey Xubnaha Haweenka ah ee uu Golihiisa Xukuumadda Ku Kordhiyey

Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Haweenka Somaliland ee WIJA, ayaa madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ku bogaadiyey magacaabista Xubnaha haweenka ah ee uu...

Wasiir Maxamed Bixi Yonis: Nin la dhawrayaad tahay, waana lagaa dhur Sugayaa – W/Q: Rooble Cabdi Muuse

Bisinka ALLE iyo Salaan kadib waxaan aan qalinka iyo dawaada u holaday in aan Hambalyo, Duco iyo Taloba u diro wasiirka cusub ee arimaha...

FARXAD IYO MURUGO IS-XIGEY 1960KII – W/Q: C/Raxmaan C/Laahi (Wirdaani)

Mahad Eebe ha ka gaadhee taariikhdu markay ahayd 1960 kii waxay Somaliland xornimadii ka qaadatey maxmiyadii  ingiriiska, markii uu wafti uu hogaaminayo Alle ha...

“Qufulka weyn ee xidhan sida loo furayo inteeda badan inagay (Somaliland) inagu xidhantahay, su’aashuna marnaba ma noqonayso ha nala aqoonsado…”

Hargeysa (SLpost)- Prof. Axmed Ismaaciil Samater, ayaa markii ugu horreysay caddeeyey mowqifkiisa uu ka aaminsan yahay qadiyadda madax-bannaanid jamhuuriyada Somaliland iyo waxyaabaha uu qaban...

Waraaq Furan Wasiirka Cusub ee wasaaradda Arrimaha Dibada

Anigoo ku hadlaya magacayga gaarka ah Abdinasser Ahmed Ibrahim isla markaana ah gudoomiyaha  jaaliyada Somaliland ee Dibouti, waxaan  marka hore hambalyo u dirayaa wassiirka cusub ee...

SUUDAAN oo Ku hawlan Qorsheyaal ay ku Xakamaynayso Tahriibayaasha Sida Sharci-darrada ah Dalkeeda uga Gudba

Khardoum (SLpost)- Wasiirka Arimaha Gudaha ee wadanka Sudan, ayaa daboolka ka qaaday In wadankiisu dib u celin doono dhamaan dadka sharci darada ku jooga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img