Monthly Archives: June, 2013

spot_imgspot_img

Baanka Barclays oo Go’aansaday inuu Kordhiyo Muddadii uu Hore ugu Qabtay Xawaaladaha

London (SLpost )- Banigaga ugu wayn dalka Ingiriiska ee Barclays oo dhawaan ku dhawaaqay inuu horraanta bisha foodda inagu soo haysa ee July joojinayo...

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Berbera Oo Naqdiyey Wareegto Madaxweyne Siilaanyo ku Xayiray Dhulka Danta Guud ee Berbera

Berbera (SLpost)- Guddida Hawlaha Guud Iyo Arimaha Dhulka Ee Golaha Deegaanka Dagamada Berbera Oo Shir Jaraa’id Ku  Qabtay Magaalada Berbera, ayaa Ka hadlay Halis...

Dartmouth man’s son in plea for help from British Government

THE son of a South Hams water engineer murdered in Africa is pleading for help from the British Government. Nim’an Bowden, who lives in Somaliland,...

Wefti Miisaan Culus Oo Uu Hogaaminayey Suldaanka Guud Ee Subeer-awal Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Degmada AGABAR Iyo Khudbadihii Madasha Laga Jeediyey

Agabar (SLpost)- Wefti miisaan culus oo uu hogaaminayey Suldaanka guud ee Subeer-awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa  maanta dadweynaha reer AGABAR ku...

Xuska 26ka June Ma Ka Dhabbaa Somalia? – W/Q: Ibraahim Gaagaale

Xukuumadda maamusha Somalia iyo wakiiladeeda dibedaha jooga waxay miciin moodeen maalmahan inay qiiq isku qariyaan kuna maaweeliyaan dadkooda inay daacad ka yihiin xuska, khudbadaha,...

The European Union Rehabilitates Somaliland’s Main hospital

Hargeysa (SLpost)- The European Union has today declared the launching of Hargeysa Group Hospital Rehabilitation Project with a support package of 1.5 million Euros...

Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa oo lagu Samaynayo Tayac-tirkii Ugu ballaadhnaa oo Maanta la Daah-furay

Hargeysa (SLpost)- Midowyga Yurub oo Somaliland ka taageera dhinacyada horumarka adeegyada bulshada, ayaa daboolka ka qaaday mashruuc lagu tayaynayo hawl-qabadka Cusbitaalka ugu ballaadhan Somaliland...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img