Masuul Shaacinta Magacaabistiisu ka baaqsatay Digreetadii Madaxweynaha oo Si Qarsoodi ah loo Baahiyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa isku-shaandheyntii uu shalay ku sameeyey Golihiisa Wasiirrada, waxa qayb ka ahaa isla markaana aan...
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray waddani wax-qabad badan – W/Q: Cali Cabdi Coomay
Sh. Aadan siiro markaad u kuur gashid khudbadihiisa salaada jimce ee masaajidka xawaadle ee hargaysa celcelis ahaan wuxuu nabada uu ka hadlaa 80% taaso ina tusaysa inuu nabadayta qayb libaax ka qaato waxaanu tusaale u soo qaadan karnaa xaafada uu ku yaalo masaajidka xawaadle intaanu Sh. Aadan-siiro masuulka ka noqon masaajidka waxa xawli ku socon
XASAN CIISE: ‘Wadahadaladii u dhexeeyey Xaqsoor iyo Xukuumadda waxa ka baxay dhinacii Xukumadda’
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Ururka Xaqsoor ee Doorashadii Goleyaasha ku hadhay, ayaa sheegay inaanu madaxweynuhu hoggaanka Xaqsoor kala tashan magacaabista masuuliyiinta ururka Xaqsoor loogu daray...
Signatures of more than 100 researchers and aid workers Urge UK Governemnt to Stop Barclays closing Last Account in Somali Remitance
The UK government is being urged to stop Barclays closing the last account in Somalia which allows its citizens overseas to send money back...
Qiimaynta qaabkii ay u Qabsoomeen Cayaaraha Goboladu iyo Khaladadkii soo Maray si loo Toosiyo Mustaqbalka
Wax kasta oo dunida la qabanayo waxaa lagu gabagabeeyaa qiimaayn guud si looga faaiidaaysto waxyaabihii la soo qabtay ,sidaa daraadeed waxaa waajib ah in...
FALANQAYN: Axsaabta Qaranka Maxaa la Gudboon? – W/Q: M. S. Foodcade
Run ahaantii Axsaabtii Qaranka waa la tabay waxaanay ku danbeeyeen Xaflado iyo Canbaarayn yar oo tuuryo Nacas la moodo aan sidaasna u sii ridnayn,waxa...
Waa Kuma Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland? – Siciid Maxamuud Gahayr
Ugu horreyn aan hadalkayga ku bilaabo hambalyo iyo duco oo aan u dirayo Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha Somaliland oo ka mid ah masuuliyiinta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

