Home“Qufulka weyn ee xidhan sida loo furayo inteeda badan inagay (Somaliland) inagu...

“Qufulka weyn ee xidhan sida loo furayo inteeda badan inagay (Somaliland) inagu xidhantahay, su’aashuna marnaba ma noqonayso ha nala aqoonsado…”

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Prof. Axmed Ismaaciil Samater, ayaa markii ugu horreysay caddeeyey mowqifkiisa uu ka aaminsan yahay qadiyadda madax-bannaanid jamhuuriyada Somaliland iyo waxyaabaha uu qaban doonno dalkiisa hooyo, kadib markii uu soo dhamaystay Safar uu ugu baxay goboladda Dalka.

Prof. Axmed Ismaaciil Samater uu warmay warbaahinta, waxaa kale oo sheegay in rabitaanka Somaliland hirgalayo iyada oo loo sinnaado Saami-qaybsiga Dawladda isla markaana ay ka dhex-muuqdaan dhammaan Beelaha kala duwan ee Dalka ku Nool.

Prof. Samater oo ugu horreyn ka hadlay waxyaabihii ku kalifay inuu dalka yimaado wuxuu yidhi isagoo ka hadlaya ” Hadii aanan Somaliland iyo taariikheeda iyo halka ay taagantahay aanan qalbiga ku haynin dee ma imaadeen oo shaqo umaan soo doonaan Somaliland oo shaqo wanaagsan ILAAHAY wuu ii siiyey iyo waqti wanaagsan waan haysta halkaa aan joogo.Laakiin waxaa weeye kalgacal iyo aniga oo u baahday in aan dadkaygii isa-soo ursanoo oo aanu isa-soo aragno oo aanu isa-soo maqallo oo aanu soo wada doodno ayaan u imi.Umadda aan ka dhashay waxay go’satay iyo taariikhda ay samaystay intii karankayga ah in aan fahmo ayaan u imi waanan fahmay,markaa inaan dhinac ka raaco oo waxaan la qaban karo aan la qabto oo aan la shaqaysto waa waajib.”Ayuu yidhi Prof Axmed Ismaaciil Samater

Axmed Ismaaciil SamatarProf. Axmed Ismaaciil Samater waxaa kale oo uu sheegay in la furo qufuladda waaweyn ee ku xidhan dunid oo laga gudbo qufulada yar-yar ee lagu meeraysanayo. “Qufulka weyn ee culus ee xidhan sida loo furayo inteena badan (Somaliland) inagay inagu xidhantahay oo su’aashu marnaba ma noqonayso ha nala aqoonsado ama maxaa naloo aqoonsan la’yahay,su’aashu waa inay noqota sidaynu u doonaana oo aynu u kasbana in layna aqoonsaddo,taasina cilmi iyo farsamo ayay u baahantahay.Laakiin cilmi iyo farsamo aynaan garan ayaan anigu qabaa inay u baahantahay, ma faatix waaweyn ayay adduunyadu leedahay, kuwo dhex ayay leedahay, kuwo yar-yar ayay leedahay marka haddii aad kuwo yar-yaruun aad ku mashquusho dee boqol sannadood cidii ku eegi mayso.Anigu waxaan qabaa waa inaan halkan ka sii dhisnaa Somaliland, Qaranimo iyo dawladnimo siyaasiyaad lagu yaqaanno caddaalad ay dadku u siman yihiin oo aan ka fogaana dowlad xaafadaysan, laakiin haddii la eegyo adduunyada lagama iibin karayo.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories