Monthly Archives: June, 2013

spot_imgspot_img

Madaxweyne Axmed-Siilaanyo oo Digreeto ku Xaddiday Dhulka Danta Guud ah ee Berbera

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa wareegto uu ku socodsiiyey maamulka laamaha dawladda ee gobolka Saaxil ku xayiray dhulka Danta...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe/Sare oo maanta Si Rasmi ah uga bilaabmay gobollada iyo Degmooyinka Dalka

Hargeysa (SLpost)-Imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada Afraad ee Dugsiyada Sare iyo fasaladda Siddeedad ee Dugsiyada Dhexe, ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay guud...

Machadka Faafinta Islaamka oo Kulan-Diimeed u Qabtay Ardayda Jamacadaha Burco

Burco (SLpost)- Machadka Faafinta Islaamka ee ka hawgala Somaliland, ayaa dorraad kulan-diimeed wacyi-gelin ah u qabtay qaar ka mid ah ardayda wax ka baratada...

Murashax Isbeddel doon Qunyar-socod ah oo ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Dalka Iran

Tehran, 16 June, 2013 (Ogaal)- Murashax Qunyar socod ah laguna tilmaamo in siyaasaddiisu dhex-dhexaad tahay, ayaa ku guulaystay doorashadii madaxtinimada Maalintii Jimcaha looga dareeray...

Axmed Ibrahim Dahir (Axmed-Weyne) – Hoggaamiyihii Xilliyada Adag

Xilliga badhaadhaha dad oo dhami waa wada madax, waana wada siyaasi waana wada hoggaamiye. Balse xilliga adag, dadka in kooban ayuunbaa  ka soo dhex baxda...

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Barta Internetka ka samaysay Bog (blog) ay Bulshada ka wada Xidhiidhi karaan

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa barta Internetka ku samaystay Bog uu ugu talo-galay inay ka wada-xidhiidhaan Qaybaha...

Madaxweynaha Siilaanyo oo Madaxtooyada ku Qaabiley Ardayda Wax ka barata Dugsiyada Dhegooleyaasha ee Gobalada Dalka iyo Wacdarihii ay Muujiyeen

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan  balaadhan ugu sameeyey Ardayda Dhagoolayaasha Somaliland oo ka kala socday  shan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img