Monthly Archives: June, 2013

spot_imgspot_img

ISA-SEEG – W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi

Onkodkii hilacee iga baxay duleedkay Astaamaha jacaylkiyo ileyskii cadceedee Anshaxa iyo dhaqankaba dumar ugu horeysaay Eed laygu dhaliiliyo danbi anigo oon gelin Dad ujeedo iga lihi dhibaato ay...

Dhalinyaradu Waxa ay Rabtaa (1) Tacliin Tayo Leh, (2) Shaqo Sharaf leh iyo (3) Mustaqbal Rajo Leh

Waxa shalay caalamka looga dabbaaldegey maalintii Ilmaha Afrika oo ku began sannad guuradii 23 ee ka soo wareegtay maalintii Ururka Midawga Afrika u aqoonsadey...

Ciidamo boolis ah oo Ay Dabada Ka Riixayaan Kal-Kaaliyayaal Maxkamadda Hargeysa Ka Hawlgala Oo Xoog Ku Galay Xarunta Wargeyska Haatuf

Hargeysa  (SLpost) – Ciidan iskugu jira CID-da oo wata askar Bilays ah, isla markaana ay ku lamaan yihiin Koox Kal-kaaliyayaal ah oo ka hawlgala...

Halkuu Ka Dilaacay Dharkii Musuq-Maasuqu? – Eng Maxamed Xaashi Cilmi

Waxa aynu ku jirnaa, xilalka G/Wakiiladu u igmaday guddi Hoosaadyadiisa. Waxa aynu qaytii hore, ku soo xusnay guddi-Hoosaadkii qaabilsana Wasaaradda A Gudaha, xilalka goluhu u igmaday. Maantana waxa aynu falanqayn, labadan guddi-Hosaad, oo xilkoodu yahay laf-dhabarka koboca dhaqaalaha, daryeelkiisa iyo horumarka dalka:-

Dhallaan La Carbiyey oo Maalintii Xuskooda Ka Qiireysiiyey Marti-sharaf tiro badan

Hargeysa (SLpost)-  Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr Xuseen Maxamed Muxumed (Dr Xoog) Madaxa Maxadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda Maxamed Mixille Boqore, Madaxa WHO Aasiya Cismaan,...

Qaraxyo lala beegsaday Isu-soo bax Siyaasadeed oo ka dhacay Magaalada Caruusha ee Tanzania

Carusha (SLpost)- Ugu yaraan saddex qof ayaa la sheegay inay dhinteen, 20 kalena dhaawacyo qaar kood halis yihiin ayaa soo gaadheen kadib markii qaraxyo...

Tahriibayaal Soomaali ah oo Doonyihii ay Saarnaayeen la la’yahay iyo Tirada Qaar kale oo Doonyihii ay Saarnaayeen La Badbaadiyey

Hargeysa (SLpost)- Saddex doonyood oo ay saarnayeen Tahriibayaal Afrikaan ah ay ku jiraan dhalinyaro Soomaali ah oo ka soo kala jeeda Somaliland, Somaliya iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img