Monthly Archives: June, 2013

spot_imgspot_img

Shirkada Al-Najah 571 oo aan wax Taageero iyo Waxtara Midna u Fidin Ciyaaraha Gobolada Somaliland – W/Q: Cabdiraxiim Ismaaciil Cabdilaahi (Bidaar)

Ganacsatada reer Somaliland qaar kamid ah ayaa ka qayb-qaatay taageerada iyo dhiirigalinta ciyaraha gobolada Somaliland ee lagu dhiiri galinayo dhalinyarada, ay dhanka kalena ganacsadayaal...

Waa Amar Illaahay Ifka In Aan Isweynaa! – W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi

Laba aan is hurinoo Hadanaa aan is haynoo Intuu caashaq wada helay Hayaan kala fogaado Kala heeray waayuhu Mid waliba halkiisuu La jiifaa haraadkee Halkaad ku negi tahay Maxaad caawa haysa Hawada caafimaadkaaga Iyo...

Hoggaanka Xisbiga UCID oo tacsi tiiraanyo leh u Diray Ehellada, Qaraabada iyo Golaha Wakiillada ee uu ka baxay Xildhibaan Axmed-Weyne

Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga, Guddida Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay...

Xukumadda Axmed Silanyo Ma Waxay Caado Ka Dhigatay Xayiraada Iyo Cabudhinta Saxaafada Madaxa Bannaan – W/Q: Khadar Jire

Maraka hore waxa aan halkan ka salaamaya dhamaan saxaafada madaxa banan iyo shacab waynaha rere somaaliland meel kesta oo ay joogan hadii aan ku...

Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ee UCID oo tacsi u diray Ehelka, Qaraabada iyo Golaha Wakiillada ee uu ka baxay Xildhibaan Axmed-Weyne

Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Taageerayaasha   Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil waxay tacsi u dirayaan Geerida...

TACSI: GEERIDA XILDHIBAAN AXMED IBRAHIM DAAHIR (Ahmed-Weyne)

Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuum XILDHIBAAN AXMED IBRAAHIM DAAHIR (AXMED WEYNE) ka tegay meel...

Ma Hadhin Hadal La Is-Yidhaahdaa’ (Hubaal Waa Hubaal, Hiilna Way Helaysaa)

Waa ha hadlin, Oo ha arkin, Oo ha maqlin, Waa habaar, Waa habaar, Waa habkaynu nahee,” Cali sugulle Dun-carbeed, Riwaayaddii Kala-haab, 1966kii. Qalinka: Boobe...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img